Ciyaaraha Shabelle Media · 3 saacadood ka hor
Somalia have booked the second slot from the CECAFA Zone to qualify for the 2027 TotalEnergies CAF U-17 Africa Cup of Nations (AFCON). The 2022 CECAFA Zonal champions edged hosts Rwanda 5-4 in penalty shoot-outs after the second semi-final had ended 1-1 at the Kigali Pele…
Ciyaaraha Radio Muqdisho · 8 saacadood ka hor
RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 – AFCON Qualifiers 2026, kaddib markii ay ciyaar waqtigii rasmiga ahaa ee loogu talogalay kusoo dhmaatay 1-1, ay ugu dambeyn Gool kulaad 5-4 ah kaga adkaadeen…
GALMUDUG.COM WARARKA GOBOLKA Ciyaaraha Goobjoog News · 9 saacadood ka hor
Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka tartanka CECAFA U17 ee isreeb-reebka Koobka Qaramada Afrika 2026, kaddib markii ay rigoorayaal kaga adkaadeen xulka Rwanda.
Ciyaaraha Dalsan TV · 23 saacadood ka hor
Xiddigaha xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17 sano ayaa fursad muhiim ah u haysta inay ka ciyaaraan tartanka AFCON U17 ee sannadka dambe lagu qaban doono Morocco.
Ciyaaraha BBC Somali · 2 maalmood ka hor
Waxaa xusid mudan in cayaartoygan oo ay iska dhaleen aabbe Soomaali ah iyo hooyo Ingiriis ah uu xor u yahay inuu u safan karo xulka qaranka ee Soomaaliya ama kan Ingiriiska hadba kan uu doorbido
Ciyaaraha Dalsan TV · 4 maalmood ka hor
Feeryahan Xasan Anwar oo Soomaaliya ku matalaya Ciyaaraha Olombikada Dhallinyarada ee Senegal.
Ciyaaraha SNTV (video) · 4 maalmood ka hor
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews
GALMUDUG.COM WARARKA GOBOLKA Ciyaaraha Goobjoog News · 5 maalmood ka hor
MUQDISHO (Goobjoog News) — Xulka kubadda cagta Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17 sano ayaa barbarro 1–1 ah la galay dhiggiisa Tanzania, kulan ka tirsan tartanka CECAFA ee loogu soo…
Ciyaaraha BBC Somali · 6 maalmood ka hor
Ciyaaryahanka shanta jeer ku guuleystay abaalmarinta Ballon d'Or ayaa sheegay inuusan ka fariisan doonin kubadda cagta heerka caalami maadaama uu weli ku dadaalayo inuu gaaro hadafkiisa ah 1000 gool.
Ciyaaraha Dalsan TV · 7 maalmood ka hor
Kooxda Liverpool oo fursad u aragta cadaadiska dacwadaha ee saaran Manchester City ka hor kulanka Anfield.
Ciyaaraha Caasimada Online · 7 maalmood ka hor
Muqdisho (Caasimada Online) – Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cabdiqaadir Cartan ayaa suuragal ah inuu garsooro kulammada Horyaalka Premier League-ga Masar kadib markii Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya uu codsi rasmi ah u gudbiyay dhiggiisa dalkaas. Warbaahinta…
GALMUDUG.COM WARARKA GOBOLKA Ciyaaraha Goobjoog News · 10-Okt-2026
Garsooraha caanka ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cartan, ayaa la sheegay in dowladda Masar uu ka codsaday inuu ka shaqeeyo garsoorka ciyaaraha dalkaas, isla markaana uu dego magaalada Qaahira.
Ciyaaraha Shabelle Media · 10-Okt-2026
Cabo Verde – Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Golaha Kubadda Cagta Bariga iyo Bartamaha Afrika (CECAFA), Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine), iyo wafdi uu hoggaaminayo oo uu qayb ka yahay tababaraha xulka qaranka, Yuusuf Cali Nuur,…
Ciyaaraha SNTV (video) · 8-Okt-2026
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews