Sabti, 17 Oktoobar 2026

23°C · Dhuusamarreeb
Galmudug.com
Galmudug.comDhulka u dhexeeya badda iyo bannaanka

Wararka Galmudug

Dhammaan wararka →
AmnigaRadio Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa gurmad u fidiyey bulshada ay saameeyeen roobabkii mahiigaanka ahaa ee saacadihii la soo dhaafay ka da’ayey degmada…

GanacsigaRadio Muqdisho

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan biyaha Soomaaliya, halkaasi oo uu ka wado hawlaha qodista shidaalka dalka. Madaxweynaha ayaa khubarada iyo mas’uuliyiinta…

Cimilada & Deegaanka

Dhammaan wararka →

Wax ka baro Galmudug

Degmooyinka: Dhuusamarreeb · Gaalkacyo · Hobyo · Cadaado · Caabudwaaq · Ceelbuur · Xarardheere · Guriceel

Nala soco

Ku hel wararkii ugu dambeeyay ee Galmudug iimaylkaaga.

Iimaylkaaga waxaan u isticmaalnaa keliya wargeyskan. Ka-bixid mar kasta: admin@galmudug.com.

Ra'yigaaga

Nala wadaag fikradaada — mid ku saabsan bogga, wararka, ama Galmudug lafteeda. Farriin kasta waan akhrinaa.