Wararka Soomaaliya
Cinwaannada wararka qaranka ee Soomaaliya oo dhan, oo laga soo ururiyay ilaha hoos ku qoran. Riix xiriiriyaha si aad warka oo dhammaystiran uga akhrido daabacaha asalka ah.

Qareenada Ilhaan Cumar oo tallaabo culus qaaday iyo kiiska oo weji cusub yeeshay
Washington (Caasimada Online) – Qareennada xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa ku eedeeyay hay’adaha federaalka Mareykanka inay jebiyeen shuruudo muhiim ah oo maxkamaddu ku xirtay baaritaankii Isniintii lagu sameeyay gurigeeda Washington, iyagoo dalbaday in si degdeg ah loogu soo…

OIC Secretary-General reaffirms support for Somalia's unity and territorial integrity

Local NewsSomalia U-17 Reach CECAFA Final After Penalty Shootout Win Over RwandaMogadishu, (SONNA) — Somalia's national under-17 team has reached the final of the CECAFA qualifying tournament after…

Local NewsCentral Bank of Somalia Joins AAOIFIManama, (SONNA) — The Central Bank of Somalia (CBS) has joined the Accounting and Auditing Organization for Islamic Financial Institutions (AAOIFI), a…

MISSING PERSON: ABDIHAKIN AHMED MOHAMED
17.10.2026: Ayan Abukar Ali is appealing to the public for help in finding the father of her two children, Abdihakin Ahmed Mohamed, whom she says has been missing since March 2016. That was the last time his family heard from him. Nearly 10 years have passed and his family still…

Aadan Madoobe oo dhaq-dhaqaaq ka bilaabay Muqdisho, kadib tallaabadii Lafta-gareen
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) oo yimid magaalada Muqdisho ayaa ka bilaabay, dhaq-dhaqaaqyo culus oo la xiriira xaaladda adag ee ka taagan maamulkaasi. Sheekh Aadan Madoobe ayaa maanta kulan…

Bulshada gobolada Waqooyi ee ku sugan Muqdisho ayaa kulan soo dhaweeyn ah u sameey
Bulshada gobolada Waqooyi ee ku sugan Muqdisho ayaa kulan soo dhaweeyn ah u sameeyay siyaasi Liibaan Alcadaala.

Former Somali corrections chief survives reported drone strike in Gedo region

National Institute of Telecommunications Launches Digital Skills Training for Government Employees

Local NewsMinister of Family Affairs Presents FGM Prohibition Bill to ParliamentMogadishu, (SONNA) — The Minister of Family Affairs and Human Rights, H.E. Khadija Mohamed Makhzumi, presented the Bill…

Local NewsSomali FM Attends OIC Council of Foreign Ministers, Meets OIC Secretary-GeneralBaghdad, (SONNA) — The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of…

Liibaan Alcadaala"Saaxiibadeey maamul goboleedyada xukuma waxaan leeyahay ..........
Liibaan Alcadaala"Saaxiibadeey maamul goboleedyada xukuma ee dhahaya talada dhulka hala dhigo waxaan leeyahay Shahaadada caruurta hala mideeyee dhulka soo dhiga"

Dib-u-dhiska Masjidka Sheekh Cali Maye ee marka ayaa galay wajiga sedexaad ee dhismaha masjidka.
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews
OIC oo Mar Kale Xaqiijisay Taageerada Midnimada iyo Wadajirka Dhuleed ee Soomaaliya
BAGDAAD (Goobjoog News) — Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa mar kale xaqiijiyey taageerada uu u hayo midnimada, madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Taageeradan ayaa lagu muujiyey kulan…

Muungaab ayaa boqolaal Qoys oo ka mid ah Dadka laga barakiciyay Muqdisho ku Wareejiyay Dukumentiyada
Gudoomiye Muungaab ayaa boqolaal Qoys oo ka mid ah Dadka laga barakiciyay Muqdisho ku Wareejiyay Dukumentiyada Lahaanshaha Dhulalkii ay dagi lahaayeen.

Dawo: Shariif oo si kulul ugu jawaabay Madaxweyne Xasan Sheekh
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa si kulul uga jawaabay hadalkii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee ahaa in aanay jirin talo dhexda la dhigayo, isla markaana go’aanka ay leedahay dowladda oo kaliya. Shariif…

Masuuliyiin ka tirsan Dowladda iyo Maamulka Gobolka ayaa ka qeyb-galay aaska AUN Dr Muumin Axmed.
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

MW Shariif Sheekh“ MD Xasan waxaa uu isku dayay inuu anaga na dilo Laakiin
“MAdaxweynuhu waxaa uu isku dayay inuu anaga na dilo Weeraradii ka kala dhacay Saldhiga Wardhiigley iyo Miniraayo waxay ahaayeen shirqoolo uu asiga maleegey balse ma dhicin,Madaxweynow talada doorashada kaligaa kuuguma koobnaan karto”. MW Shariif Sheekh Axmed

Deg Deg:-MW hore Shariif Sheekh Axmed"MW Xasan Sheekh Taladda dhulka lama dhigayo ayuu yiri .....
Deg Deg:-MW hore Shariif Sheekh Axmed"MW Xasan Sheekh Taladda dhulka lama dhigayo ayuu yiri waa wax aan horey xitaa u dhicin oo xukunkii Malatariga xitaa aysan samayn balse wax u suurta galaayo ma ahan".

Golaha Shacabka ayaa akhrinta koowaad marsiiyey hindise sharciyeedka Naafeynta Taranka Dheddiga.
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Hoggaanka Sare ee IATA oo Booqasho Taariikhi ah ku Yimid Muqdisho
Muqdisho – Madaxweyne ku-xigeenka Afrika iyo Bariga Dhexe ee Ururka Caalamiga ah ee Gaadiidka Cirka (IATA), Kamil H. Al-Awadhi, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid caasimadda Muqdisho. Booqashadan ayaa taariikhi ah, maadaama ay tahay markii ugu…

Golaha Shacabka oo Akhrinta Koowaad Marsiiyey Hindise-sharciyeedka Mamnuucidda Gudniinka Fircooniga ah
Muqdisho, Soomaaliya – 17 Oktoobar 2026 – Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulankooda 25-aad ee kalfadhiga 8-aad ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka, iyadoo kulanka uu shir-guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed…
Sooyaal: Abwaan Sugaal Cabdulle Cumar
17kii Oktoobar 2024, maanta oo kale laba sano ka hor, waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday abwaan Sugaal Cabdulle Cumar, oo ka mid ahaa hal-abuurkii Soomaaliyeed ee kaalinta weyn ka soo…

Wafdi ka socda hoggaanka sare ee Ururka Caalamiga ah ee Gaadiidka Cirka ayaa soo gaaray Muqdisho.
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Saddex fariin oo ay direyso booqashada Madaxweynaha ee Markabka Cagri Bey
Saddex fariin oo ay direyso booqashada Madaxweynaha ee Markabka Cagri Bey

Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Kalfadhiga 52-aad ee Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee OIC
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali (Abdisalam Ali), ayaa ka qaybgalaya furitaanka kalfadhiga 52-aad ee Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC).…

Somalia confirms Uranium, Lithium and Cobalt deposits, President says

Finance Minister Participates in IMF Panel on Food Security

Local NewsSomali Police Chief Sees Off Officers for Training AbroadMogadishu, (SONNA) — The Commander of the Somali Police Force, Major General Asad Osman Abdullahi, saw off officers selected from…
Local NewsSomalia's National Economic Council chairman attends international forum in BangkokDr. Hassan Adan Hosow presented Somalia's perspective on global economic change at the Future-Ready…

Mooto Fekon ayaa laga qaadan doonaa HirShabelle sida ka dhacday K/Galbeed, sidaas waxaa yiri..
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Maalik Cabdalla oo beeshiisa Xawaadle ay tabasho xooggan ka qabto arrimaha maamulka HirShabelle ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee maamulkaasi, gaar ahaan hannaanka doorashooyinka, isaga oo diray digniin culus. Maalik Cabdalla oo…
Aadan Madoobe iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Ka Wada Hadlay Xaaladda Koonfur Galbeed
Muqdisho – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa xafiiskiisa kulan is-xogwareysi ah kula yeeshay hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), kaas oo ay kaga…

Maareeyaha Axmed Macallin “Waxaan soo dhoweynay wafdigii ugu horreeyay ee ka socda Gaadiidka Cirka.'
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Aqalka Sare ee dalka oo maanta ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay'adda Saadaasha Hawada.
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Sheekada dheemanka casaanka ah ee markii ugu horreysay muddo ku dhow 100 sano lagu soo bandhigayo Faransiiska
Dheemanka casaanka ah ee dhifka ah, loona yaqaan Grand Condé, ayaa dib loogu soo bandhigayaa dadweynaha Faransiiska, markii ugu horreysay tan iyo markii la xaday ku dhowaad 100 sano ka hor.

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Shahaadooyinka Musharraxnimo Guddoonsiiyay Afar Musharrax...
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Ciidanka Itoobiya ee eedeyn culus loo jeediyay kadib qabsashadii degmooyinka K/Galbeed
Baydhaba (Caasimada Online) – Iyadoo ay faraha kasii baxayso xaaladda amni ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa su’aalo laga keenay doorka Itoobiya ee qalalaasaha ka jira maamulkaasi, maadaama ciidamadooda ay joogaan gobollada Baay iyo Bakool oo kamid ah meelaha ay ka jiraan…

Dowladda Shiinaha oo ugu baaqday Israa'iil in ay joojiso arrin ay ka wado gudaha Gaza
Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha Wang Yi ayaa ugu baaqay Israa'iil inay joojiso dhismaha "laga dhaqan galiyay" Daanta Galbeed ee la haysto iyo inay dib u celiso tallaabooyinka loo qaaday arrintan.

Xiddigaha xulka qaranka Somaaliya ee 17 sano jira ayaa fursad u haysta inay ciyaaraan tartanka AFCON
Xiddigaha xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17 sano ayaa fursad muhiim ah u haysta inay ka ciyaaraan tartanka AFCON U17 ee sannadka dambe lagu qaban doono Morocco.
Koonfur Galbeed: Dagaal, Barakac iyo Daadad Isbiirsaday oo Halis ku Haya Boqollaal Kun oo Shacab ah
BAYDHABO (Goobjoog News) — Ciidamada taageersan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa ku fiday magaalooyin iyo degaanno hor leh oo ka tirsan gobolka Bay, taas oo…

“AS weydii sidii ay u ogolaadeen inay soo dhexmaraan Ciidamada Laftagareen ”. Xildhibaan Murjaan.
“AS weydii sidii ay u ogolaadeen inay soo dhexmaraan Ciidamada Laftagareen Laakin waa taageersanahay Daraawiishta KG dib ayayna u qabsadeen magaalooyinkooda”. Xildhibaan Murjaan.

Waa kuma ninka dayacay ubadkiisa, haddana doonaya in uu Madaxtooyada galo? | Buugga Guri Sagaaro
Gorfaynta Buugga Guri Sagaaro

Xil Maalik” Mooto Feykon ayaa Hirshabelle laga qaadan doonaa Sida ka dhacday Koonfur Galbeed oo Kale
Xil Maalik Cabdalla” Mooto Feykon ayaa Hirshabelle laga qaadan doonaa Sida ka dhacday Koonfur Galbeed oo Kale”. Su’aasha Wariyaha” Xil Maalikow Hadii Masuul Xawaadle ah la siin lahaa Kaarka JSP Doorashada beenta aad ku sheegeysid sow ma taageeri laheyn?

Shirkada Tesla ayaa soo bandhigtay noocii ugu horeeyay ee gaari duulaya.
Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada: Website: https://www.bbc.com/somali Facebook: https://www.facebook.com/bbcnewssomali Instagram:…

Somali Senate Passes National Meteorological Agency Bill
Local NewsPresident Hassan Sheikh Visits Offshore Drilling Ship in Somali WatersMogadishu, (SONNA) — The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, visited the Çağrı…

Maxay eersatay xoghayihii warbaahinta ee Trump ee xilka bannaysay?
Katie Zacharia, oo dhawaan loo magacaabay afhayeenka Aqalka Cad, ayaa xilka ka tagtay kadib markii ay la kulantay dhaleeceyn xooggan iyo su'aalo la xiriira aqoonteeda iyo u-qalmitaankeeda shaqada. Waxay xilka haysay shan maalmood oo keliya.

Ethiopia Accused of Role in Somalia’s Southwest Conflict
MOGADISHU, Somalia — The Ethiopian government is facing sharp accusations of stoking political and security turmoil…

Ciidamada Itoobiya oo lagu eedeeyay inay magaalooyin ku yaalla Koonfur Galbeed ku wareejiyeen Al-Shabaab.
Dowladda Itoobiya ayaa lagu eedeeyay inay door ku leedahay colaadda iyo qalalaasaha siyaasadeed iyo amni ee…

Dowladda Soomaaliya oo galabta Muqdisho ku tijaabinaysa hub culus
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa galabta magaalada Muqdisho ku tijaabinaysa hub culus, sida lagu sheegay farriin wargelin ah oo Taliska Ciidanka Booliska u diray shacabka ku dhaqan gudaha caasimadda. Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka…

Somalia: Ethiopia Blamed for Role in Southwest State Conflict
MOGADISHU, Somalia — A deepening security controversy is unfolding across southern Somalia following reports that Ethiopian military forces have withdrawn from key strategic towns in the Bay and Bakool regions, leaving security vacuums that Al-Shabaab militants have rapidly…

Itoobiya oo lagu eedeeyay inay door ku leedahay qalalaasaha Koonfur Galbeed Soomaaliya
MUQDISHO – Dowladda Itoobiya ayaa lagu eedeeyay inay door ku leedahay colaadda iyo qalalaasaha siyaasadeed iyo amni ee ka taagan deegaannada Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyadoo warbixinno la daabacay ay su’aalo ka keeneen dhaqdhaqaaqyada ciidamada Itoobiya iyo saameynta ay ku…

Wasiirka Deegaanka ayaa faah-faahiyay Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay'adda Qaran.
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Wasiir Bashiir Goobe "Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay'adda Saadaasha Hawada ee ay maanta........."
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Taliyaha Ciidanka Taraafikada “Siyaasadda Qaran ee Gaadiidka waxay dalka u leedahay muhiimad weyn.”
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Wasiir Khadija oo Golaha Shacabka horgeysay Hindise Sharciyeedka Reebidda Naafeynta Xubinta Taranka.
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadija Mohamed Al-makhzoumi oo Golaha Shacabka horgeysay Hindise Sharciyeedka Reebidda Naafeynta Xubinta Taranka Gabdhaha ayaa ka hadashay Baahida iyo muhiimadda uu Sharcigan leeyahay.

"Sharciga cusub Iskaashiga Garsoorka." Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xasan Macalin.
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Senator Samsam Daahir ayaa Mudayanaasha Aqalka Sare la wadaagtay warbixinta Saadaasha Hawada.
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Xil Faa’izo ” Xildhibaanada Odayaasha ah ee shaqada ka dhigtay Gudniinka Gabdhaha wax ma soo baranin
Xil Faa’izo Jeyte” Xildhibaanada Odayaasha ah ee shaqada ka dhigtay Gudniinka Gabdhaha wax ma soo baranin ee Alle ka baqa”