Sunday, 18 October 2026

30°C · Dhusamareb
Galmudug.com
Galmudug.comThe land between the ocean and the plains

Sports

The latest coverage in this section, aggregated from Somali news organisations. Every story links to — and belongs to — its original publisher.

SportsShabelle Media

Somalia defeat hosts Rwanda to book 2027 CAF U-17 AFCON slot

Somalia have booked the second slot from the CECAFA Zone to qualify for the 2027 TotalEnergies CAF U-17 Africa Cup of Nations (AFCON). The 2022 CECAFA Zonal champions edged hosts Rwanda 5-4 in penalty shoot-outs after the second semi-final had ended 1-1 at the Kigali Pele…

SportsGoobjoog News

Xulka Soomaaliya ee U17 oo u Soo Baxay Finalka Tartanka CECAFA

Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka tartanka CECAFA U17 ee isreeb-reebka Koobka Qaramada Afrika 2026, kaddib markii ay rigoorayaal kaga adkaadeen xulka Rwanda.

SportsCaasimada Online

Cumar Cartan oo ku biiraya garsoorayaasha horyaalka…

Muqdisho (Caasimada Online) – Garsooraha caalamiga ah ee Soomaaliyeed, Cumar Cabdiqaadir Cartan ayaa suuragal ah inuu garsooro kulammada Horyaalka Premier League-ga Masar kadib markii Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya uu codsi rasmi ah u gudbiyay dhiggiisa dalkaas. Warbaahinta…

SportsShabelle Media

Cali Shiine oo Ka Qaybgalay Shirweynaha Istiraatiijiyadda CAF ee Cabo Verde

Cabo Verde – Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Golaha Kubadda Cagta Bariga iyo Bartamaha Afrika (CECAFA), Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine), iyo wafdi uu hoggaaminayo oo uu qayb ka yahay tababaraha xulka qaranka, Yuusuf Cali Nuur,…