Ganacsiga
Wararkii ugu dambeeyay ee qaybtan, oo laga soo ururiyay warbaahinta Soomaalida. War kastaa wuxuu ku xiran yahay — welina waxaa iska leh — daabacaha asalka ah.

Local NewsSomalia's National Economic Council chairman attends international forum in BangkokDr. Hassan Adan Hosow presented Somalia's perspective on global economic change at the Future-Ready…
Markab shidaal qaada oo Marayay Xeebaha Sucuudiga oo lagu dhuftay gantaal aan la aqoonsan
Markab shidaal qaada ayaa lagu dhuftay walax aan la aqoonsan oo loo maleynayo inay tahay gantaal ama hub kale, xilli uu marayay biyaha xeebaha Sacuudiga, sida ay sheegtay Hay’adda Hawlgallada Ganacsiga Badda ee Boqortooyada Ingiriiska (UKMTO).

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan biyaha Soomaaliya, halkaasi oo uu ka wado hawlaha qodista shidaalka dalka. Madaxweynaha ayaa khubarada iyo mas’uuliyiinta…

Waxaa muqdisho lagu qabtay Munaasabad lagu furayay Masjidka Cali Canshuur
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo booqday Carwada Ganacsiga ee Som Souk Expo, ayaa dhiirrigeliyey
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Soomaaliya oo heshiis ganacsiga iyo warshadaha la saxiixatay dalka…
Muqdisho (Caasimada Online) – Soomaaliya iyo Liibiya ayaa kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo iskaashiga dhinacyada warshadaha iyo ganacsiga, kaas oo lagu horumarinayo fursadaha maalgashi laguna fududeynayo isu-socodka badeecadaha labada dal. Heshiiska ayaa la saxiixay intii…

Gudoomiyaha golaha Shacabka,C/qaadir Jaamac ayaa booqday carwada ganacsiga ee Som Souk Expo
Gudoomiyaha golaha Shacabka Barlamaanka Federaalka Soomaaliya,C/qaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa booqday carwada ganacsiga ee Som Souk Expo, halkaasi oo ay ganacsatada Soomaaliyeed ku soo bandhigayaan badeecooyin iyo adeegyo kala duwan.
Soomaaliya iyo Aljeeriya oo ka wada hadlay ballaarinta iskaashiga ganacsiga iyo maalgashiga
Muqdisho, 14 Oktoobar 2026 — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cali, ayaa qaabilay safiirka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka Aljeeriya u fadhiya Soomaaliya, Maxamed Caalim, iyagoo ka…

Somalia Holds Talks with World Bank and IMF Officials in Bangkok
BANGKOK — Somalia’s Finance Minister Biixi Imaan Cige has held talks with senior World Bank and International Monetary Fund officials in Bangkok, as the country seeks to strengthen economic cooperation and attract development financing. Cige and a delegation are in the Thai…

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Booqday Carwada Ganacsiga ee Som Souk Expo
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqasho ku tagay carwada ganacsiga ee Som Souk Expo, halkaas oo ganacsatada Soomaaliyeed ay ku soo bandhigayaan badeecooyin iyo adeegyo kala duwan. Madaxweynaha ayaa kormeeray goobaha…

Local NewsPlanning Minister Highlights Somalia’s Investment Opportunities at EACON 2026Mogadishu, (SONNA) — The Minister of Planning, Investment and Economic Development of the Federal Government of…

Madaxweynaha JFS ayaa booqday carwada ganacsiga ee Som Souk Expo
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

René Brosiu oo ah Cilmi baare ku taqasuusay Arimaha dhaqaalaha oo ka hadalay Shirweeynaha 3 aad.....
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

FALANQEYN: Sidee Soomaalidu uga faa’iidaysan kartaa isdhexgalka ganacsi ee Bulshada Bariga Afrika?
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Ismaaciil Cabdalla Cali oo ka tirsan hay’adda Maalgashiga Soomaaliya oo ka hadlay Shirweeynaha 3 aad
Ismail Ali Abdalla ayaa soo jeediyey bandhig ku saabsan fursadaha maalgashi ee Soomaaliya iyo sidii fursadahaas loogu beddeli lahaa mashaariic diyaar u ah maalgelin. Bandhigga ayaa diiradda saaray fursadaha maalgashi ee ka dhashay xubinnimada Soomaaliya ee Ururka Bulshada Bariga…

Dood Wadaag 3 aad ee looga hadlaayey Ganacsiga ee Shirweeynaha Bulshada Bariga Afrika
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Mudane Axel M Addy, la taliyaha sare ee ku takhasusay ganacsiga caalamiga ah, ahna wasiirkii hore..
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Somalia, Algeria Discuss Strengthening Trade and Economic Ties
MOGADISHU — Somalia’s ambassador to Algeria, Yusuf Ahmed Hassan, has met Algeria’s minister of foreign trade and export promotion, Kamel Rezig, to discuss ways to strengthen trade relations and economic cooperation between the two countries. The talks focused on expanding the…

Soomaaliya iyo Algeria oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Ganacsi iyo Iskaashiga Dhaqaale
Muqdisho – Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Algeria, Mudane Yuusuf Axmed Xasan, ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Ganacsiga Dibadda iyo Dhiirrigelinta Dhoofinta Algeria, Prof. Kamaal Ruzeeq, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka ganacsi iyo iskaashiga…

Weerarrada garoonka Riyaad: Xiisadda Bariga Dhexe ma waxay gashay marxalad khatar ah
Toddobaadyadii la soo dhaafay, Xuutiyiintu waxay kordhiyeen weerarradooda dhulka Sacuudiga, laakiin maalmihii la soo dhaafay, bartilmaameedka weerarrada Xuutiyiintu wuxuu ahaa kaabayaasha dhaqaalaha rayidka ee Sacuudiga.
Soomaaliya iyo Aljeeriya oo ka Wada hadlay Xoojinta Xariirka Ganacsi iyo Iskaashiga Labada Dal
Dowladaha Soomaaliya iyo Aljeeriya ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka ganacsi iyo iskaashiga dhaqaale ee labada dal, iyadoo la doonayo in la ballaariyo fursadaha suuq-geynta iyo is-weydaarsiga badeecadaha.

Somalia, Algeria Move to Strengthen Trade and Economic Cooperation

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada Bariga Afrika (EACON 2026), kaas oo diiradda lagu saarayo xoojinta ka-qaybgalka Soomaaliya ee isdhexgalka dhaqaale ee…

Finance Minister Discusses Economic Reforms with World Bank

Muqdisho oo martigelisay shirka EACON 2026 kaas oo looga hadlayo isdhexgalka gobolka iyo fursadaha
Muqdisho oo martigelisay shirka EACON 2026 kaas oo looga hadlayo isdhexgalka gobolka iyo fursadaha dhaqaale ee Soomaaliya.

Go’aan ka soo baxay rugta ganacsiga Somalia oo laga qaadacay guud ahaan dalka.
Rugaha Ganacsiga Puntland, Jubbaland, Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur-galbeed iyo Gobolka Banaadir ayaa si wadajir ah u qaadacay…

Madaxa Istaraatiijiyadda Siyaasadda iyo Ganacsiga Xarunta Ganacsiga Caalamiga ah ITC Antonio Giobbi
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Madaxa Wadaxaajoodyada Ganacsiga, kana tirsan Xafiiska WTO Cabdikariim Xaaji Ibraahim oo ka hadlay s
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Yaasiin Maxamud oo khudbad ka jeediyey shirweeynah 3aad..
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

"Marka deyn cafinta lagu guulaydstay waxaan xooga saarnay maalgashiga dalka
"Marka deyn cafinta lagu guulaydstay waxaan xooga saarnay maalgashiga dalka iyadoona qofka maalgashanayaa dalkeena hantidiisa la ilaaalinayo si sharci waafaqsan". Wasiir Beene Beene

Agaasimaha Waaxda Ku biirista Dalalka ee Ururka Ganacsiga Adduunka WTO Marwo Maika Oshikawa ayaa had
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Dadka Soomaaliyeed waa kuwa aad u yaqaana ganacsiga waxaa markhaati ah sida ay uga dhex muuqadan Afr
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Maxamed Xasan Xaashi Bulshada Somaliyeed waxa ay aad ugu fiican yihiin arimaha Ganacsiga waan tan m
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Bulshada Soomaaliyeed waa dad aad u yaqaana arrimaha ganacsiga waana muuqataa saameynta ay ku leeyih
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews
Dowladda Soomaaliya oo Mudnaan Siinaysa Khayraadka Shidaalka iyo Gaaska
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay mudnaan gaar ah siinayso horumarinta khayraadka shidaalka iyo gaaska dabiiciga ah, soo jiidashada maalgashiga caalamiga ah iyo xoojinta iskaashiga istaraatiijiga ah, si loo kobciyo dhaqaalaha dalka loona horumariyo waaxda tamarta.

Uganda iyo Soomaaliya oo Ku Heshiiyay Xoojinta Iskaashiga Milatari iyo Dhaqaale
UGAANDHA – Uganda iyo Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay sii xoojiyaan iskaashigooda milatari ee muddada dheer soo jiray, iyadoo Jeneraal Ibrahim Mohamed Mohamud oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed uu ku ammaanay Ciidanka Difaaca Uganda (UPDF) taageerada joogtada ah ee…

Somali parliament concludes second reading of central bank bill, judicial cooperation agreements with Turkey
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s House of the People has concluded the second-reading debate on proposed amendments to the Central Bank Law and judicial cooperation agreements between Somalia and Turkey, parliament said. The session, part of the eighth parliamentary session’s 22nd…

Somali Parliament Reviews Central Bank Amendment Bill and Judicial Cooperation Agreements

Jubbaland approves $60.9 million budget for 2027
KISMAYO, Somalia — Jubbaland’s Council of Ministers has approved a budget of $60.9 million for 2027, with the regional administration reporting a 2.42% increase in domestic revenue. The budget totals $60,886,783.86, according to a report from the Jubbaland Ministry of Finance…

Trump oo ku dhawaaqay heshiis ku saabsan shidaalka Ruushka iyo Zelensky oo ku tilmaamay hadiyad la siiyay Putin
Madaxweynaha Ukraine Volodymr Zelensky ayaa cambaareeyay ku dhawaaqista Donald Trump ee ah in naaftada Ruushka lagu soo geliyo Mareykanka. Zelensky wuxuu ku tilmaamay hadiyad uu siiyay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo u dhiganta "maalgashi dagaal oo ay tahay in la soo…

Maxay yihiin heshiisyada lagu soo bandhigay Shirweynihii Ganacsiga Midowga Yurub iyo Soomaaliya?
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Waa kuwee noocyada Ganacsiga Soomaaliya ee uu Maalgelinayo Midawga Yurub?
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

AFRICOM oo ka digtay in Xuutiyiintu doonayaan inay hawlgalladooda ku fidiyaan Soomaaliya
Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa ka digay in dhaqdhaqaaqa Xuutiyiinta ee Yemen uu doonayo inuu joogitaankiisa ku ballaariyo Soomaaliya, arrintaas oo suuragal ka dhigi karta in furin cusub loo sameeyo weerarrada ka dhanka ah maraakiibta ganacsiga ee Bariga Dhexe, isla…

Wasiirka Ganacsiga ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu abaalmarineysay shirkadaha ku guuleystay..
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Cabdiqani ayaa ka hadlay muhiimadda Shirweynihii Madasha Ganacsiga Midowga Yurub iyo Soomaaliya..
Cabdiqani Ismaaciil Guddoomiyaha Shirkadda Biyaha ee Laascaanood (LAWS) ayaa ka hadlay muhiimadda Shirweynihii Madasha Ganacsiga Midowga Yurub iyo Soomaaliya taasi oo l… See more
WATCH: Humanitarians in Somalia forced to do more with less as aid budget is slashed

Maxaa looga hadlay Shirweynihii Madasha Ganacsiga Midowga Yurub iyo Soomaaliya?.
Maxaa looga hadlay Shirweynihii Madasha Ganacsiga Midowga Yurub iyo Soomaaliya taasi oo lagu Maalgelinayo Kaabayaasha Ganacsiga Dalka?. Wasiir ku xigeenka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Cismaan Daalo ayaa sharxaya.

Biixi, Ayuub iyo agaasimayaal is-hortaagay mashaariic laga fulin lahaa Muqdisho si loogu wareejiyo gobollo kale
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa maanta oo Khamiis ah magaalada Muqdisho lagu hakiyay saxiixa heshiis lagu fulin lahaa mashruuc lagu dhisayo qeybo ka mid ah biyo-mareennada caasimadda, kaas oo qeyb ka ah mashaariic kaabayaal dhaqaale oo uu maalgelinayo Bankiga Adduunka. Xog…

Guddoomiyaha Bangiga IBS, Cabdirisaaq Warsame “Beeralayda in la taageero waa waajib,
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

" Waxaa inooga Muhiimsan in aynu Proof Muraabaxo galinno Beeraleydeenna ".Guddoomiye Cabdirasaaq
" Waxaa inooga Muhiimsan in aynu Proof Muraabaxo galinno Beeraleydeenna Dalkana wax soo saarkiisa Wax weyn u ah". Guddoomiye ku Xigeenka Bangiga IBS Bank Cabdirasaaq Warsame.

Muhiimada noocee ah ayuu lahaa Shirweynaha Madasha Ganacsiga Midawga Yurub iyo Soomaaliya...
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Wiil Soomaali-Mareykan ah oo loo xiray qorshe weerar oo ka dhan ahaa Mall of America
Minneapolis (Caasimada Online) — Dowladda Mareykanka ayaa dacwad ku soo oogtay wiil 18 jir ah oo ku dhashay Mareykanka, asal ahaanna Soomaali ah, kaas oo lagu eedeeyay inuu qorsheynayay weerar ballaaran oo uu ka geysto xarunta ganacsiga Mall of America ee gobolka Minnesota,…

Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo ka qeybgalay munaasabad lagu soo xirayay mashruuc
Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo ka qeybgalay munaasabad lagu soo xirayay mashruuc uu maalgeliyay Bangiga Adduunka oo lagu taageeray dib-u-qaabaynta hay’adaha maaliyadeed ee dalka.

Wasaaradda Maaliyadda XFS oo soo xirtay Mashruuca Horumarinta Awoodda Hab nololeedka iyo ganacsiga..
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Somalia Remains on Track for Economic Growth Despite Global Challenges: Finance Minister

“Waxaan rabnaa in adeegyada iyo mashaariicda Bangiga Adduunka aan gaarsiino dalka oo dhan,
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

"Ganacsatadeena dhibaato kala duwan ayay soo mareen balse hormaro kala duwan ay hiigsanayaan".
"Ganacsatadeena dhibaato kala duwan ayay soo mareen balse hadda waxaad moodaa inay hormaro kala duwan ay hiigsanayaan". Wasiirka Ganacsiga Jamaal Maxamed Xasan

"Mashruucaan inuu guulaysto waxaa iska kaashaday Wasaaradda Maaliyadda iyo Bangiga Aduunka
"Mashruucaan inuu guulaysto waxaa iska kaashaday Wasaaradda Maaliyadda iyo Bangiga Aduunka oo iyadoona dad kala duwan oo Soomaaliyeed ay ka faaideysteen". Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tignoolijiyadda Maxamed Soomaali

Mashruuca SCALED-UP ee Bangiga Aduunka waa furaha dib-u-qaabaynta hay’adaha maaliyaded ee Soomaaliya