Axad, 18 Oktoobar 2026

30°C · Dhuusamarreeb
Galmudug.com
Galmudug.comDhulka u dhexeeya badda iyo bannaanka

Dhaqanka

Wararkii ugu dambeeyay ee qaybtan, oo laga soo ururiyay warbaahinta Soomaalida. War kastaa wuxuu ku xiran yahay — welina waxaa iska leh — daabacaha asalka ah.

DhaqankaBBC Somali (video)

Dab, seefo iyo ciyaaro hidde-dhaqameed oo lagu xusayo ciida Navratri ee Hindiya.

Dab lagu dul ciyaarayo, seefo la lulayo iyo tooshash ololaya ayaa qayb ka ah dabaaldegyada dhaqanka ee ciida Navratri, oo ka dhacaysa gobolka Gujarat ee galbeedka Hindiya. ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir…

DhaqankaGoobjoog News

Sooyaal: Abwaan Sugaal Cabdulle Cumar

17kii Oktoobar 2024, maanta oo kale laba sano ka hor, waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday abwaan Sugaal Cabdulle Cumar, oo ka mid ahaa hal-abuurkii Soomaaliyeed ee kaalinta weyn ka soo…

DhaqankaSNTV (video)

HEESTA: Xildhibaane | Ereyada iyo laxanka Abwaan Xirsidhuux | Kooxda Hiddo.

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

DhaqankaGoobjoog News

Sooyaal: Taariikhnololeedka Abwaan Abshir Nuur Faarax (Bacadle)

Maanta oo kale, 10kii Oktoobar 2010kii, waxaa dunida ka tagay Alle ha u naxariistee, Aabbe Abwaan Abshir Nuur Faarax, oo ku magacdheeraa Abshir-Bacadle, oo ahaa abwaan, samafale iyo xaqudirir. Qormadan…

DhaqankaSNTV (video)

HA IILAN XAMAREY | ABWAAN BARRE FIIDOW | HOBOLLADA QARANKA EE WAABERI.

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

DhaqankaGoobjoog News

Sooyaal: Dr. Maxamed Daahir Afrax

Taariikhda ummadda Soomaaliyeed waxaa soo maray foolaad iyo haldoor u huray naftooda iyo aqoontooda sidii ay u hanuunin lahaayeen bulshadooda, una diiwaangelin lahaayeen hiddaha iyo dhaqanka ay ummaddu leedahay. Dadka…