Sabti, 12 Sebtembar 2026

35°C · Dhuusamarreeb
Galmudug.com
Galmudug.comDhulka u dhexeeya badda iyo bannaanka

Waxbarashada

Wararkii ugu dambeeyay ee qaybtan, oo laga soo ururiyay warbaahinta Soomaalida. War kastaa wuxuu ku xiran yahay — welina waxaa iska leh — daabacaha asalka ah.

WaxbarashadaShabelle Media

Somali president opens 2026-27 higher education academic year

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday attended the opening ceremony for the 2026-27 academic year of higher education, held at the headquarters of the Somali National University in Mogadishu. Hassan said Somalia’s development was closely linked…

WaxbarashadaGoobjoog News

Dawladda Soomaaliya oo ka digtay in la siyaasadeeyo xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay ka fogaadaan falalka iyo hadallada sii xumeyn kara xiriirka istiraatiijiga ah ee Soomaaliya iyo Turkiga, xilli ay dalka ka socdaan dhaliilo iyo mudaharaadyo la xiriira doorka…

WaxbarashadaBBC Somali (video)

Maxaa wariyeyaasha loogu xirayaa Somaliland?

Marka wariye lagu xiro Somaliland, ma sharci ayaa la fulinayaa, mise xarigga laftiisa ayaa mararka qaar noqda hab lagu cabsi geliyo ama lagu xakameeyo wariyeyaasha? Xasan Gallaydh oo ah wariye madax-bannaan ayaa lagu xiray Gebiley xilli uu tabinayay munaasabad qalin-jabin ah,…

WaxbarashadaCaasimada Online

War cusub oo kasoo kordhay xarigga Wariye Hasan Galaydh

Hargeysa (Caasimada Online) – Ciidamada Booliska Somaliland ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xarigga Wariye Xasan Saleebaan Haaruun (Galaydh) oo shalay ciidamada ammaanka ay soo xireen isaga oo shalay ka qayb-galayay xafladda qalin jebinta Jaamacadda Timacadde ee magaalada…

WaxbarashadaCaasimada Online

Wariye Hassan Gallaydh oo lagu xiray Hargeysa + Sababta

Hargeysa (Caasimada Online) – Ciidamada Booliska Maamulka Somaliland ayaa maanta xiray wariye Xasan Saleebaan Haaruun oo loo yaqaano (Xasan Gallaydh), xilli uu ku sugnaa xafladda qalin jebinta Jaamacadda Timacadde ee magaalada Gebiley. Xasan Gallaydh oo caan ka ah deegaannada…

WaxbarashadaGoobjoog News

FAO iyo SoDMA Ka Wada Hadlay U Diyaargarowga Fatahaadaha Soomaaliya

Muqdisho, 9 Sebteembar — Wakiilka Hay’adda Cuntada iyo Beeraha Qaramada Midoobay (FAO), Etienne Peterschmitt, ayaa Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, kala hadlay xaaladda bani’aadannimo iyo khatarta…

WaxbarashadaSNTV (video)

BARNAMIJKA WAXBARASHADA SNTV MACHADKA AL SUNNA 09.09.2026

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

WaxbarashadaRadio Muqdisho

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa maanta qaabilay Wakiilka Hay’adda Cuntada iyo Beeraha Qaramada Midoobay (FAO) ee Soomaaliya, Mudane Etienne…

WaxbarashadaGoobjoog News

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Akhrisqoraalka

Sannad walba, maanta oo kale, waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Akhrisqoraalka. Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka waxbarashada ee UNESCO ayaa sannadkii 1966dii u astaysay in 8da…

WaxbarashadaCaasimada Online

Macallin Mahdi oo fuliyay ballan-qaad uu horay u sameeyay + Sawirro

Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha qaybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Mumin oo loo yaqaano (Macallin Mahdi) ayaa maanta fuliyay ballan-qaadkii uu horay ugu sameeyay ardayda kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Qaranka ee sannad dugsiyeedka…

WaxbarashadaRadio Muqdisho

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Beledweyne

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, halkaas oo ay u…

WaxbarashadaShabelle Media

Guddoomiyaha SoDMA oo gaaray Beledweyne dardargelinaya diyaar-garowga fatahaadaha

Beledweyne – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay weheliyaan Wasiir-dowlaha Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Hirshabeelle, ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Wafdiga…

WaxbarashadaRadio Muqdisho

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beladweyne

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, halkaas oo ay u tageen…