Bayaan dhawaan ka soo baxay Wasaaradda Difaaca Qaranka Turkiga ayaa tilmaamo ka bixiyay qorshaha sharci iyo kan milatari ee la xiriira habka uu Turkigu u taageeri doono Sacuudiga.
Tel Aviv (Caasimada Online) – Somaliland ayaa si adag u diidau digniin uu bixiyay safiirka Itoobiya ee Israel, oo sheegay in aqoonsiga Somaliland uu khatar gelin karo amniga gobolka, isla markaana uu sababi karo in ciidamada Itoobiya laga saaro Soomaaliya. Wakiilka Somaliland ee…
Muqdisho (Caasimada Online) — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa beeniyay in xarunta TURKSOM ee Muqdisho ay tahay saldhig ciidan oo ay Turkigu leeyihiin, isaga oo ku tilmaamay sheegashadaas “dacaayad aan sal lahayn”. Madaxweynaha oo wareysi siiyay Al Jazeera ayaa…
BAYDHABO (Goobjoog News) — Ciidamada taageersan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa ku fiday magaalooyin iyo degaanno hor leh oo ka tirsan gobolka Bay, taas oo…
“AS weydii sidii ay u ogolaadeen inay soo dhexmaraan Ciidamada Laftagareen Laakin waa taageersanahay Daraawiishta KG dib ayayna u qabsadeen magaalooyinkooda”. Xildhibaan Murjaan.
MOGADISHU, Somalia — A deepening security controversy is unfolding across southern Somalia following reports that Ethiopian military forces have withdrawn from key strategic towns in the Bay and Bakool regions, leaving security vacuums that Al-Shabaab militants have rapidly…
MUQDISHO – Dowladda Itoobiya ayaa lagu eedeeyay inay door ku leedahay colaadda iyo qalalaasaha siyaasadeed iyo amni ee ka taagan deegaannada Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyadoo warbixinno la daabacay ay su’aalo ka keeneen dhaqdhaqaaqyada ciidamada Itoobiya iyo saameynta ay ku…
Goobtan, oo laga maamuli jiray kaniisad ku taal gobolka Mpumalanga, ayaa la ogaaday intii lagu guda jiray hawlgal ay sameeyeen mas'uuliyiinta deegaankaas maalintii Khamiista.
Tel Aviv (Caasimada Online) – Dowladda Itoobiya ayaa ka digtay in aqoonsiga Somaliland uu sababi karo in Soomaaliya ay dalbato in ciidamada Itoobiya laga saaro dalkeeda, taas oo fursad weyn siin karta kooxda Al-Shabaab, isla markaana halis gelin karta amniga gobolka. Safiirka…
RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa gurmad u fidiyey bulshada ay saameeyeen roobabkii mahiigaanka ahaa ee saacadihii la soo dhaafay ka da’ayey degmada…
KISMAYO, Somalia — The General Officer Commanding Kenya’s Eastern Command, Major General Luka Kutto, has visited Kenya Defence Forces (KDF) troops serving under the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) in Kismayo, reaffirming the military’s focus…
Baydhabo (Caasimada Online) – Ciidamada taabacsan Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa si nabad ah ula wareegay magaalada Bardaale ee gobolka Baay, taas oo noqonaysa magaalada saddexaad ee ay kala wareegaan maamulka Koonfur…
Xaaladdan cakiran ayaa dhalisay su'aalo iyo dood xoog leh oo ku saabsan inta ay le'eg tahay saameynta ay weerarrada Xuutiyiinta ku yeelan karaan qorshayaasha safarka ee dadka doonaya inay soo cimraystaan.
“Cid dagaal lagu qaadayo ma jiro, siyaasad qori caaraddiis lagu fulinayana ma jirto. In dadka la handado oo la cabsi geliyo kuma jirto mabaadi’deenna.”MW Hassan Sheikh
Maalin kahor ayay ahayd markii dowladda federaalka Soomaaliya ay cunaqabateyn kusoo rogtay xubno ka tirsan maamulkii hore ee Koofur Galbeed, oo uu ka mid yahay Laftagareen, iyagoo sheegay inay ku saleynayaan xog ay ka hayaan inay la shaqeeyaan al-Shabaab.
MOGADISHU — A Somali army commander has urged troops stationed in the Lower Shabelle region to prepare for major operations aimed at driving Al-Shabaab militants from areas they control, according to a military statement. Colonel Farah Mahmoud Hirsi, commander of the 82nd…
MOGADISHU — Somalia’s parliamentary speaker, Abdulkadir Mohamed Nur Jama, on Wednesday attended a commemoration at the Soobe intersection in Mogadishu marking the ninth anniversary of a devastating truck bombing that killed hundreds of people. The attack, carried out on October…
Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika ahna Madaxa Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), Danjire El Hadji Ibrahima Diene “Boly”, ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka…
MUQDISHO (Goobjoog News) — Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyay in ay socdaan howlgallo lagu soo celinayo amniga iyo kala dambeynta degmada Buurhakaba ee gobolka Bay, kaddib markii ay gudaha…
Wadahahadalka taleefanka ee Ra'iisul Wasaare Abiy uu la yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Rubio wuxuu yimid xilli dagaal uu mar kale ka qarxay waqooyiga Itoobiya, waxaana jira walaac laga qabo in Itoobiya iyo Eritrea ay dagaal geli karaan