Axad, 18 Oktoobar 2026

30°C · Dhuusamarreeb
Galmudug.com
Galmudug.comDhulka u dhexeeya badda iyo bannaanka

Wararka Galmudug

Cinwaannada wararka Galmudug — Dhuusamarreeb, Gaalkacyo, Hobyo, Cadaado iyo gobolka oo dhan — oo si otomaatig ah looga soo ururiyay warbaahinta Soomaalida. War kastaa wuxuu ku xiran yahay isha uu ka soo baxay, xuquuqduna waxay u taagan tahay daabacaha asalka ah.

Goobjoog News

Doorashada Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo Maanta Ka Dhacaysa

DhuusamareebMagaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad-goboleedka Galmudug ayaa maanta lagu wadaa inay ka dhacdo doorashada guddoomiyaha Golaha Wakiillada iyo labadiisa ku-xigeen ee maamulkaas, iyadoo ay diyaar-garowga doorashadu ka socoto xarunta lagu qabanayo codbixinta.

AmnigaRadio Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa gurmad u fidiyey bulshada ay saameeyeen roobabkii mahiigaanka ahaa ee saacadihii la soo dhaafay ka da’ayey degmada…

SiyaasaddaCaasimada Online

War cusub oo kasoo kordhay doorashada madaxweynaha Galmudug

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa saaka shaaciyay jadwalka doorashada hoggaaanka sare ee Galmudug, gaar ahaan doorashada guddoonka baarlamaanka, midda madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa. Guddiga ayaa sheegay in 18-ka bishan ay…

Caasimada Online

Maxkamadda Sare oo go’aan kama dambeys kasoo saartay doorashadii Galmudug

Muqdisho (Caasimada Online) – Maxkamadda Sare ee dalka ayaa si kama dambays ah u ansixisay natiijada doorashadii ku celiska ahayd ee Galmudug, taas oo dhacday 30-kii Sebtembar ee sanadkan 2026, taas oo ay ka qayb-galeen 12 urur oo ku loollamay 89 kursi oo Golaha Wakiillada ah.…

SNTV (video)

Maamulka Gaalkacyo oo furay qaar ka mid ah biyo-mareennada magaalada,

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews