Soomaaliya oo Brazil ku soo bandhigtay fursadaha iyo caqabadaha maalgelinta cimilada. The post Abaaraha iyo Fatahaadaha Soomaaliya oo Miiska Caalamka La Saaray first appeared on Radio Dalsan .
MOGADISHU, Somalia — The head of Somalia’s National Disaster Management Agency (SoDMA), Mahmoud Moallin Abdulle, has met with George Conway, Deputy Special Representative of the UN Secretary-General and Humanitarian Coordinator for Somalia, to discuss efforts to reduce the…
RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Fulinta Sanduuqa Qaran ee Isbeddelka Cimilada Soomaaliya, Mudane Liban Obsiye, ayaa magaalada Salvador, ee dalka Brazil uga qaybgalay Shir Goboleedka Wasaaradaha Maaliyadda ee Arrimaha Cimilada, oo ay ka soo qaybgaleen mas’uuliyiin iyo khubaro ka kala…
Xil Caasha Koos” Dhul ayaa la dhacay war ma ahee, Aabaha Umadda Soomaaliyeed Xasan Shiikh wuxuu soo saarayaa Shidaalka oo soo carfayo Gaajo way ina daysay”.
BAARDHEERE, Somalia — The commander of the Somali army’s ground forces, Brigadier General Sahal Abdullahi Omar, has inspected a heavily damaged bridge in the southern town of Baardheere, as authorities prepare for possible major flooding across Somalia. Omar, who is in…
Hay’adaha dowladda Soomaaliya u qaabilsan maaraynta musiibooyinka ayaa sare u qaaday diyaar-garowga fatahaadaha laga cabsi qabo inay ka dhacaan magaalada Beledweyne, oo ka mid ah meelaha Soomaaliya ugu nugul fatahaadaha.
BELEDWEYNE, Somalia — Senior officials from Somalia’s National Disaster Management Agency (SoDMA) have stepped up public awareness efforts in and around Beledweyne, warning residents to prepare for possible flooding and other risks linked to the forecast El Nino conditions. The…
BELEDWEYNE, Somalia — Somalia’s National Disaster Management Agency (SoDMA) chief Mahmoud Moallin Abdulle arrived in the central city of Beledweyne on Saturday as authorities stepped up preparations for possible flooding linked to the expected impact of El Niño. Abdulle was…
Lammaane arooskooda sii watay xilli daadad xooggan ay gudaha u galeen goobtii ay ku aqal geli lahaayeen. Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada: Website:…
Tirada dadka ku dhintay daadad xooggan oo ku dhuftay Nepal ayaa kor u dhaaftay 1,000 qof, halka in ka badan 3,900 qof weli la la’yahay, sida ay sheegeen hay’adaha gurmadka musiibooyinka ee dalkaasi