Wasirka Maxamed Farax oo shaaciyay in xal loo helay rakaabka ay garonka dhexdiisa diyaarad uga tagto
Degdeg:Wasiirka Duulista Hawadda XFS Maxamed Farax Nuuux oo shaaciyay in xal loo helay rakaabka ay garoonka dhexdiisa diyaarad uga tagto
Axad, 18 Oktoobar 2026
Wararkii ugu dambeeyay ee qaybtan, oo laga soo ururiyay warbaahinta Soomaalida. War kastaa wuxuu ku xiran yahay — welina waxaa iska leh — daabacaha asalka ah.

Degdeg:Wasiirka Duulista Hawadda XFS Maxamed Farax Nuuux oo shaaciyay in xal loo helay rakaabka ay garoonka dhexdiisa diyaarad uga tagto

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub…

MOGADISHU — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday congratulated the newly elected speaker of Galmudug state’s parliament and his two deputies following their election in Dhusamareb, the regional capital. Hussein Mohamed Nur was elected speaker of the Galmudug House of…

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa Cabdulqaadir Cumar Macallin u magacaabay Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda. Cabdulqaadir Cumar ayaa ka tirsan Xildhibaannada Baarlamaanka 11-aad, waxaana magacaabistiisa loo arkaa mid la…
Muqdisho (Goobjoog News) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, László Eduárd Máthé, iyaga oo…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha…

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo kale, Cabdulqaadir Axmed Cali iyo Mursal Cabdi Aadan ayaa loo doortay Guddoomiye Ku-xigeennada Koowaad iyo Labaad, iyagoo…

Muqdisho (Caasimada Online) – Kulan ay maanta yeesheen xildhibaannada maamulka Waqooyi Bari ayaa isku beddelay buuq iyo gacan qaad kadib markii qaar ka mid ah mudanayaashu ay ka horyimaadeen habraaca loo maray buuxinta shantii kursi ee ay baneeyeen xubnihii ku biiray Somaliland.…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa Cabdulqaadir Cumar Macalin u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee dowladda Federaalka Soomaaliya.
Golaha Wakiillada Galmudug ayaa guddoomiye u doortay Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur, ka dib Doorasho ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulkaas .

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Wasiir Xasan Eelaay”Laftagareen horay ayuu AS uga tirsanaa,Walaahi Bilaahi kama hari doono”

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Xildhibaanada Maamulka Waqooyi Bari Somalia ayaa maanta meelmariyey buuxinta kuraasta shan xildhibaan oo katirsanaa barlamaankaasi isla…

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

DAKAR — Burkina Faso, Niger and Mali have resumed talks with West Africa’s regional bloc ECOWAS, agreeing to establish joint working groups to prepare a framework agreement outlining future cooperation. The discussions mark a renewed effort to ease tensions between the three…

MOGADISHU — Somalia’s Upper House of Parliament has approved a bill establishing a national weather forecasting agency, while advancing legislation on judicial cooperation as the government seeks to strengthen the country’s legal and environmental institutions. The bill…

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Muqdisho – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), ayaa shir-guddoomiyey kulanka 10-aad ee kalfadhiga 8-aad ee Golaha…

Muqdisho – Machadka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Qaranka (NTTI) ee Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta daahfuray barnaamij lagu tayeynayo aqoonta dijitaalka ah ee shaqaalaha dowladda, kaas oo ujeeddadiisu tahay kor u…
Dowladda Ruushka ayaa soo bandhigtay inay fududeyso wada-hadallo u dhexeeya dalalka Itoobiya iyo Eritrea, xilli ay sii kordhayaan xiisadaha u dhexeeya labada dal ee deriska ah.
Muqdisho (Goobjoog News) – Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyay liiska musharraxiinta u tartamaya xilalka Guddoomiyaha iyo ku-xigeennada Golaha Wakiillada Dowlad-goboleedka Galmudug.…

Washington (Caasimada Online) – Qareennada xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa ku eedeeyay hay’adaha federaalka Mareykanka inay jebiyeen shuruudo muhiim ah oo maxkamaddu ku xirtay baaritaankii Isniintii lagu sameeyay gurigeeda Washington, iyagoo dalbaday in si degdeg ah loogu soo…

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) oo yimid magaalada Muqdisho ayaa ka bilaabay, dhaq-dhaqaaqyo culus oo la xiriira xaaladda adag ee ka taagan maamulkaasi. Sheekh Aadan Madoobe ayaa maanta kulan…

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Gudoomiye Muungaab ayaa boqolaal Qoys oo ka mid ah Dadka laga barakiciyay Muqdisho ku Wareejiyay Dukumentiyada Lahaanshaha Dhulalkii ay dagi lahaayeen.

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa si kulul uga jawaabay hadalkii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee ahaa in aanay jirin talo dhexda la dhigayo, isla markaana go’aanka ay leedahay dowladda oo kaliya. Shariif…

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Muqdisho – Madaxweyne ku-xigeenka Afrika iyo Bariga Dhexe ee Ururka Caalamiga ah ee Gaadiidka Cirka (IATA), Kamil H. Al-Awadhi, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid caasimadda Muqdisho. Booqashadan ayaa taariikhi ah, maadaama ay tahay markii ugu…

Muqdisho, Soomaaliya – 17 Oktoobar 2026 – Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulankooda 25-aad ee kalfadhiga 8-aad ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka, iyadoo kulanka uu shir-guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed…

Saddex fariin oo ay direyso booqashada Madaxweynaha ee Markabka Cagri Bey

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali (Abdisalam Ali), ayaa ka qaybgalaya furitaanka kalfadhiga 52-aad ee Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC).…

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Maalik Cabdalla oo beeshiisa Xawaadle ay tabasho xooggan ka qabto arrimaha maamulka HirShabelle ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee maamulkaasi, gaar ahaan hannaanka doorashooyinka, isaga oo diray digniin culus. Maalik Cabdalla oo…
Muqdisho – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa xafiiskiisa kulan is-xogwareysi ah kula yeeshay hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), kaas oo ay kaga…

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha Wang Yi ayaa ugu baaqay Israa'iil inay joojiso dhismaha "laga dhaqan galiyay" Daanta Galbeed ee la haysto iyo inay dib u celiso tallaabooyinka loo qaaday arrintan.

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadija Mohamed Al-makhzoumi oo Golaha Shacabka horgeysay Hindise Sharciyeedka Reebidda Naafeynta Xubinta Taranka Gabdhaha ayaa ka hadashay Baahida iyo muhiimadda uu Sharcigan leeyahay.

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Xil Faa’izo Jeyte” Xildhibaanada Odayaasha ah ee shaqada ka dhigtay Gudniinka Gabdhaha wax ma soo baranin ee Alle ka baqa”

Guddoomiye Muungaab shaqo walba oo aan qabto MW Xasan ayaa igula xisaabtamayo oo gadaal iga taagan sidaan doono ma iska yeeli kari”

DEG DEG: Guddoomiye Muungaab oo Gacantiisa ku bixiyay Documents yadii loogu tala galay dadkii ay saameynta ku yeelatay nidaaminta ee Buulooyinka Tookiyo & Axmad Cabdalla.