Anthony Hook ayaa ku fadhiya kursiga dhakhtarka ilkaha, isagoo si ballaaran u dhoola-caddeynaya oo eegaya muraayad gacmeed. Waxaa laga codsaday inuu sawirro galo si uu u muujiyo dhoola-caddeyntiisa cusub – aadna wuu ugu faraxsan yahay inuu sidaas sameeyo.
Maamulka Isbitaalka Xamar ayaa shaaciyay in cagaf iyo ciidamo hubeysan ay burburiyeen qaybo ka mid ah Isbitaalka Xamar taas oo taabatay adeegyada caafimaad ee bulshada
Tirada Falastiiniyiinta lagu dilay Marinka Gaza tan iyo 7-dii Oktoobar 2023 ayaa gaartay ugu yaraan 73,658 qof, halka 174,622 qof ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegtay xogta Wasaaradda Caafimaadka Gaza ee la shaaciyay 7-dii Sebtembar 2026.
"Caafimaadka iyo waxbarashada ugu yaraan midkiiba waa in loo helo 120,000 oo shaqaale ah, si baahiyaha aasaasiga ah loo daboolo." — Ra'iisulwasaare Ku-xigeenka 1aad ee XFS, Saalax Axmed Jaamac.
MOGADISHU, Somalia — Somali army chief Brigadier General Ibrahim Mohamed Mohamud visited a hospital in Mogadishu on Tuesday to check on soldiers wounded during security operations, the military said. The army chief visited Recep Tayyip Erdogan Hospital, formerly known as Digfeer…
ZURICH, Switzerland — Switzerland is due to deport a seriously injured Somali man to Mogadishu this week despite his lawyers’ objections and planned medical treatment, according to Swiss human rights group Augenauf. The man, a father of three children living in Europe who has…
Zurich, Switzerland — A Swiss human rights group on Monday called on Swiss authorities to halt the planned deportation of a seriously injured Somali man, saying he was still awaiting medical treatment after suffering multiple skull fractures and a traumatic brain injury.…
La dagaallanka asaasaqa waa mid ka mid ah caqabadaha ugu waaweyn ee haysta nidaamka caafimaadka adduunka. In ka badan 55 milyan oo qof oo adduunka oo dhan ah ayaa hadda la nool cudurka, tiradaasna waxaa la filayaa inay si degdeg ah u korto tobanaanka sano ee soo socda sababtoo…
Shiinaha, Japan iyo meelo badan oo Aasiya ah, fadhiga dhulka oo jilbaha la laabayo ama Kada-loobka waa qayb ka mid ah nolol-maalmeedka. Dadku waxay si raaxo leh ugu fariistaan iyagoo ciribaha dhulka ku haya, marka ay tareenka sugayaan, saaxiibbadood la sheekaysanayaan ama wax…
Xaaladda magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa dagan kaddib dagaal culus oo saaka aroortii ka qarxay bartamaha iyo hareerraha magaalada. Khasaare xoog leh ayaa la soo weriyay oo dhimasho iyo dhaawacba leh. Illo wareedyo ku dhow Isbitaalka Guud ee Baydhabo ayaa BBC-da u sheegay…
Sannadkii 2025, cilmi-baarayaal reer Japan ah waxay ogaadeen in dadka si joogto ah kaligood wax u cuna ay leeyihiin mug maskaxeed oo yaraada, gaar ahaan qaybaha muhiimka ah ee maskaxda ee la xiriira awoodda garashada, xusuusta iyo fikirka.