Sunday, 18 October 2026

30°C · Dhusamareb
Galmudug.com
Galmudug.comThe land between the ocean and the plains

Security

The latest coverage in this section, aggregated from Somali news organisations. Every story links to — and belongs to — its original publisher.

SecurityCaasimada Online

SOMALILAND oo jawaabtay kadib markii Itoobiya shaacisay in aysan aqoonsan karin

Tel Aviv (Caasimada Online) – Somaliland ayaa si adag u diidau digniin uu bixiyay safiirka Itoobiya ee Israel, oo sheegay in aqoonsiga Somaliland uu khatar gelin karo amniga gobolka, isla markaana uu sababi karo in ciidamada Itoobiya laga saaro Soomaaliya. Wakiilka Somaliland ee…

SecurityCaasimada Online

Xasan Sheekh oo beeniyay warar laga faafiyey xarunta TURKSOM ee Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa beeniyay in xarunta TURKSOM ee Muqdisho ay tahay saldhig ciidan oo ay Turkigu leeyihiin, isaga oo ku tilmaamay sheegashadaas “dacaayad aan sal lahayn”. Madaxweynaha oo wareysi siiyay Al Jazeera ayaa…

SecurityCaasimada Online

Masar oo ku dhawaaqday in ay difaaceyso Sacuudiga, qaadayna tallaabo degdeg ah

Qaahira (Caasimada Online) – Madaxweynaha Masar, Cabdifataax Al-Sisi, ayaa Sabtidii ku dhawaaqay in dalkiisu diyaar u yahay inuu qaado tallaabo kasta oo lagama maarmaan u ah difaaca Sacuudiga, haddii boqortooyadu ka codsato, xilli ay sii xoogeysanayaan weerarrada kooxda…

SecurityCaasimada Online

Dowladda Soomaaliya oo galabta Muqdisho ku tijaabinaysa hub culus

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa galabta magaalada Muqdisho ku tijaabinaysa hub culus, sida lagu sheegay farriin wargelin ah oo Taliska Ciidanka Booliska u diray shacabka ku dhaqan gudaha caasimadda. Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka…

SecurityShabelle Media

Somalia: Ethiopia Blamed for Role in Southwest State Conflict

MOGADISHU, Somalia — A deepening security controversy is unfolding across southern Somalia following reports that Ethiopian military forces have withdrawn from key strategic towns in the Bay and Bakool regions, leaving security vacuums that Al-Shabaab militants have rapidly…

SecurityCaasimada Online

Jeneraal Indha-Qarshe oo taariikh cusub dhigay kadib markii uu gaaray…

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dalacsiiyay Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka, Daahir Aadan Cilmi (Indha-Qarshe), isaga oo u dallacsiiyay darajada Sarreeye Guud. Dalacsiintan ayaa ka…

SecurityCaasimada Online

Koonfur Galbeed oo go’aan culus qaadatay kadib degmooyinkii laga qabsaday

Baydhaba (Caasimada Online) – Maamul-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu qaadayo guluf culus oo ka dhan ah ciidanka taabacsan Lafta-gareen ee qabsaday degmooyinka Qansaxdeere, Bardaale, Buurhakaba iyo Diinsoor ee gobolka Baay. Wasiirka Warfaafinta…

SecurityCaasimada Online

Itoobiya oo shaacisay sababta aysan u aqoonsan Somaliland

Tel Aviv (Caasimada Online) – Dowladda Itoobiya ayaa ka digtay in aqoonsiga Somaliland uu sababi karo in Soomaaliya ay dalbato in ciidamada Itoobiya laga saaro dalkeeda, taas oo fursad weyn siin karta kooxda Al-Shabaab, isla markaana halis gelin karta amniga gobolka. Safiirka…

SecurityRadio Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa gurmad u fidiyey bulshada ay saameeyeen roobabkii mahiigaanka ahaa ee saacadihii la soo dhaafay ka da’ayey degmada…

SecurityCaasimada Online

Ciidamada Lafta-gareen oo la wareegay magaaladii saddexaad

Baydhabo (Caasimada Online) – Ciidamada taabacsan Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa si nabad ah ula wareegay magaalada Bardaale ee gobolka Baay, taas oo noqonaysa magaalada saddexaad ee ay kala wareegaan maamulka Koonfur…

SecurityCaasimada Online

Xuutiyiinta oo weerar dhimasho iyo dhaawac badan ku qaaday madaxtooyada…

Cadan (Caasimada Online) – Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa Khamiistii weerar gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn ku qaaday xarunta madaxtooyada ee magaalada Cadan, halkaas oo ay ku shaqeyso dowladda Yemen ee caalamku aqoonsan yahay, waxaana weerarka ku dhintay ugu yaraan…

SecurityBBC Somali

Yaa hadda gacanta ku haya Buurhakaba?

Maalin kahor ayay ahayd markii dowladda federaalka Soomaaliya ay cunaqabateyn kusoo rogtay xubno ka tirsan maamulkii hore ee Koofur Galbeed, oo uu ka mid yahay Laftagareen, iyagoo sheegay inay ku saleynayaan xog ay ka hayaan inay la shaqeeyaan al-Shabaab.

SecurityShabelle Media

Somali Army Prepares Operations Against Al-Shabaab in Lower Shabelle

MOGADISHU — A Somali army commander has urged troops stationed in the Lower Shabelle region to prepare for major operations aimed at driving Al-Shabaab militants from areas they control, according to a military statement. Colonel Farah Mahmoud Hirsi, commander of the 82nd…

SecurityShabelle Media

Somali Parliamentary Speaker Marks Ninth Anniversary of Mogadishu Truck Bombing

MOGADISHU — Somalia’s parliamentary speaker, Abdulkadir Mohamed Nur Jama, on Wednesday attended a commemoration at the Soobe intersection in Mogadishu marking the ninth anniversary of a devastating truck bombing that killed hundreds of people. The attack, carried out on October…

SecurityShabelle Media

Ciidamada taabacsan Lafta-gareen oo la wareegay degmada Buurhakaba

BUURHAKABA, Soomaaliya — Ugaas iyo Guddoomiye Watiin ayaa khudbado ka jeediyay degmada Buurhakaba ee gobolka Baay, kadib markii ay degmada la wareegeen ciidamada taageersan maamulka Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen. Buurhakaba ayaa ku taalla gobolka Baay, qiyaastii 60…

SecurityCaasimada Online

Ciidanka Laftagareen oo la wareegay degmadii kadib dagaalkii maanta

Buurhakaba (Caasimada Online) – Ciidamada taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo saaka weerar ku qaaday degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa la wareegay gacan ku haynta degmadaasi oo ay horay ugu…

SecurityCaasimada Online

Mareykanka oo Abiy Ahmed gaarsiiyey digniin culus oo ku saabsan dagaalka Eritrea

Washington (Caasimada Online) – Dowladda Mareykanka ayaa uga digtay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed, wax kasta oo horseedi kara xad-gudub ama duullaan ka tallaaba xuduudaha, xilli ciidamada federaalka Itoobiya ay si xawli ah ugu siqayaan xadka Eritrea, arrintaas oo sare…