Sunday, 18 October 2026

24°C · Dhusamareb
Galmudug.com
Galmudug.comThe land between the ocean and the plains

Politics

The latest coverage in this section, aggregated from Somali news organisations. Every story links to — and belongs to — its original publisher.

PoliticsCaasimada Online

Taliyeyaasha Xoogga iyo NISA oo arrin xasaasi ah la wadaagay BF + Sawirro

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa kulan gaar ah kula yeeshay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud, iyo Taliyaha Hay’adda Nabad…

PoliticsHorseed Media

In ka badan 1,800 Qof oo lagu Xiray Rabshadihii ka Dhacay Faransiiska

PARIS, France — In ka badan 1,800 qof ayaa lagu xiray guud ahaan dalka Faransiiska kadib rabshado, boob iyo dab-qabadsiin ka dhacay dibadbaxyo looga cabanayo kor u kaca qiimaha nolosha, sida uu Axaddii sheegay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Faransiiska, Laurent Nunez.

PoliticsCaasimada Online

Barack Obama oo garab istaag wayn u muujiyay Ilhan Omar

Washington (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Barack Obama ayaa garab istaag buuxa u muujiyay Xildhibaan Ilhan Omar oo ay haatan si wayn isku hayaan Madaxweynaha dalkaasi Donald Trump, isaga oo ka digay in tallaabooyinka lagu beegsanayo siyaasiyiinta aragtida…

PoliticsHorseed Media

Somali Prime Minister Meets New EU Ambassador to Discuss Strategic Partnership

MOGADISHU, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre received the European Union’s newly appointed Ambassador to Somalia, László Eduárd Máthé, at his office, where the two discussed strengthening relations and strategic cooperation between Somalia and the European Union.

PoliticsGoobjoog News

Aadan Madoobe oo Muqdisho kula kulmay wakiilka cusub ee UNDP Soomaaliya

Muqdisho (Goobjoog) — Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay wakiilka cusub ee Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Horumarinta (UNDP) ee Soomaaliya,…

PoliticsCaasimada Online

Xasan oo war kasoo saaray doorashada guddoonka Baarlamaanka Galmudug

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa maanta si rasmi ah u doortay Guddoonka cusub ee Golaha, kadib doorasho ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Xilka…

PoliticsShabelle Media

Somali President Congratulates Newly Elected Galmudug Parliament Speaker

MOGADISHU — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday congratulated the newly elected speaker of Galmudug state’s parliament and his two deputies following their election in Dhusamareb, the regional capital. Hussein Mohamed Nur was elected speaker of the Galmudug House of…

PoliticsCaasimada Online

Xamza oo buuxiyay booskii uu baneeyay Jaamac iyo xogta shaqsiga uu magacaabay

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa Cabdulqaadir Cumar Macallin u magacaabay Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda. Cabdulqaadir Cumar ayaa ka tirsan Xildhibaannada Baarlamaanka 11-aad, waxaana magacaabistiisa loo arkaa mid la…

PoliticsRadio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo kale, Cabdulqaadir Axmed Cali iyo Mursal Cabdi Aadan ayaa loo doortay Guddoomiye Ku-xigeennada Koowaad iyo Labaad, iyagoo…

PoliticsGoobjoog News

Waa kuma Guddoomiyaha Cusub ee Wakiillada Galmudug ?

Golaha Wakiillada Galmudug ayaa guddoomiye u doortay Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur, ka dib Doorasho ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulkaas .

PoliticsShabelle Media

Sahel Nations Resume Talks With ECOWAS After Withdrawal

DAKAR — Burkina Faso, Niger and Mali have resumed talks with West Africa’s regional bloc ECOWAS, agreeing to establish joint working groups to prepare a framework agreement outlining future cooperation. The discussions mark a renewed effort to ease tensions between the three…

PoliticsShabelle Media

Somalia’s Upper House Approves Weather Forecasting Agency Bill

MOGADISHU — Somalia’s Upper House of Parliament has approved a bill establishing a national weather forecasting agency, while advancing legislation on judicial cooperation as the government seeks to strengthen the country’s legal and environmental institutions. The bill…

PoliticsCaasimada Online

Dawo: Shariif oo si kulul ugu jawaabay Madaxweyne Xasan Sheekh

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa si kulul uga jawaabay hadalkii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee ahaa in aanay jirin talo dhexda la dhigayo, isla markaana go’aanka ay leedahay dowladda oo kaliya. Shariif…

PoliticsShabelle Media

Hoggaanka Sare ee IATA oo Booqasho Taariikhi ah ku Yimid Muqdisho

Muqdisho – Madaxweyne ku-xigeenka Afrika iyo Bariga Dhexe ee Ururka Caalamiga ah ee Gaadiidka Cirka (IATA), Kamil H. Al-Awadhi, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid caasimadda Muqdisho. Booqashadan ayaa taariikhi ah, maadaama ay tahay markii ugu…