Saturday, 12 September 2026

26°C · Dhusamareb
Galmudug.com
Galmudug.comThe land between the ocean and the plains

Health

The latest coverage in this section, aggregated from Somali news organisations. Every story links to — and belongs to — its original publisher.

HealthBBC Somali

Albania oo isku badashay Turkiga cusub, maxaa laga doonayaa?

Anthony Hook ayaa ku fadhiya kursiga dhakhtarka ilkaha, isagoo si ballaaran u dhoola-caddeynaya oo eegaya muraayad gacmeed. Waxaa laga codsaday inuu sawirro galo si uu u muujiyo dhoola-caddeyntiisa cusub – aadna wuu ugu faraxsan yahay inuu sidaas sameeyo.

HealthGoobjoog News

Tirada dhimashada Falastiiniyiinta Qasa oo gaartay in ka badan 73,600

Tirada Falastiiniyiinta lagu dilay Marinka Gaza tan iyo 7-dii Oktoobar 2023 ayaa gaartay ugu yaraan 73,658 qof, halka 174,622 qof ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegtay xogta Wasaaradda Caafimaadka Gaza ee la shaaciyay 7-dii Sebtembar 2026.

HealthShabelle Media

Somali army chief visits wounded soldiers at Mogadishu hospital

MOGADISHU, Somalia — Somali army chief Brigadier General Ibrahim Mohamed Mohamud visited a hospital in Mogadishu on Tuesday to check on soldiers wounded during security operations, the military said. The army chief visited Recep Tayyip Erdogan Hospital, formerly known as Digfeer…

HealthCaasimada Online

Switzerland oo billowday tarxiilka Soomaalida kadib arrin ay sameysay DF

Zurich (Caasimada Online) – Hay’ad u dooda xuquuqda aadanaha oo fadhigeedu yahay dalka Switzerland ayaa ugu baaqday dowladda dalkaas inay joojiso qorshe lagu masaafurinayo nin Soomaali ah oo qaba dhaawacyo culus, xilli uu weli sugayo daaweyn caafimaad. Hay’adda Augenauf ee…

HealthCaasimada Online

Switzerland plans to deport injured Somali, rights group says

Zurich, Switzerland — A Swiss human rights group on Monday called on Swiss authorities to halt the planned deportation of a seriously injured Somali man, saying he was still awaiting medical treatment after suffering multiple skull fractures and a traumatic brain injury.…

HealthSNTV (video)

Isbitaalka Magaalada Baydhabo oo la-gaarsiiyey deeq daawo ah.

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

HealthBBC Somali

Tallaal ma looga hortagi karaa xanuunka asaasaqa/sirqowga?

La dagaallanka asaasaqa waa mid ka mid ah caqabadaha ugu waaweyn ee haysta nidaamka caafimaadka adduunka. In ka badan 55 milyan oo qof oo adduunka oo dhan ah ayaa hadda la nool cudurka, tiradaasna waxaa la filayaa inay si degdeg ah u korto tobanaanka sano ee soo socda sababtoo…

HealthCaasimada Online

Isbitaalka Baydhaba oo lagu daaweynayo dhaawacyadii ugu badnaa

Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay ayaa waxaa weli laga dareemayaa raadadka dagaalladii ka dhacay magaaladaas, kuwaas oo dhaliyay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac. Maamulka isbitaalka magaalada Baydhaba oo warbixin cusub soo saaray…

HealthBBC Somali

Wax ka ogow faa'iidada kadaloobku u leeyahay caafimaadka

Shiinaha, Japan iyo meelo badan oo Aasiya ah, fadhiga dhulka oo jilbaha la laabayo ama Kada-loobka waa qayb ka mid ah nolol-maalmeedka. Dadku waxay si raaxo leh ugu fariistaan iyagoo ciribaha dhulka ku haya, marka ay tareenka sugayaan, saaxiibbadood la sheekaysanayaan ama wax…

HealthBBC Somali (video)

Xiisadda Beydhabo, waxaan la hadalnay labada dhinac.

Xaaladda magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa dagan kaddib dagaal culus oo saaka aroortii ka qarxay bartamaha iyo hareerraha magaalada. Khasaare xoog leh ayaa la soo weriyay oo dhimasho iyo dhaawacba leh. Illo wareedyo ku dhow Isbitaalka Guud ee Baydhabo ayaa BBC-da u sheegay…