
Climate & Environment
The latest coverage in this section, aggregated from Somali news organisations. Every story links to — and belongs to — its original publisher.


Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS ayaa maanta Muqdisho ka daah-furtay tababar.
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Xil Caasha Koos” Dhul ayaa la dhacay war ma ahee, Aabaha Umadda Soomaaliyeed Xasan Shiikh
Xil Caasha Koos” Dhul ayaa la dhacay war ma ahee, Aabaha Umadda Soomaaliyeed Xasan Shiikh wuxuu soo saarayaa Shidaalka oo soo carfayo Gaajo way ina daysay”.

Local NewsSoDMA Commissioner Inspects Shabelle River and Flood-Prone Areas in BeledweyneBeledweyne, (SONNA) — The Commissioner of the National Disaster Management Agency (SoDMA), H.E. Mahamuud…

Somali army chief inspects damaged bridge in Baardheere amid flood fears
BAARDHEERE, Somalia — The commander of the Somali army’s ground forces, Brigadier General Sahal Abdullahi Omar, has inspected a heavily damaged bridge in the southern town of Baardheere, as authorities prepare for possible major flooding across Somalia. Omar, who is in…

Wasaaradda Gargaarka Galmudug oo digniin ka soo saartay roobabka Deyrta
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews
Soomaaliya oo xoojisay u diyaar-garowga fatahaadaha Beledweyne, iyadoo laga digayo roobab culus
Hay’adaha dowladda Soomaaliya u qaabilsan maaraynta musiibooyinka ayaa sare u qaaday diyaar-garowga fatahaadaha laga cabsi qabo inay ka dhacaan magaalada Beledweyne, oo ka mid ah meelaha Soomaaliya ugu nugul fatahaadaha.

Daawo sida dhisme saddex dabaq ah uu ilbiriqsiyo gudahood ugu dumay daadad xooggan.
Daawo sida dhisme saddex dabaq ah uu ilbiriqsiyo gudahood ugu dumay daadad xooggan oo ka dhacay Shiinaha. ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali…

SoDMA Officials Assess Flood Preparedness in Beledweyne

Somalia disaster agency warns Beledweyne residents over El Nino risks
BELEDWEYNE, Somalia — Senior officials from Somalia’s National Disaster Management Agency (SoDMA) have stepped up public awareness efforts in and around Beledweyne, warning residents to prepare for possible flooding and other risks linked to the forecast El Nino conditions. The…

Local NewsSoDMA Chief Arrives in Beledweyne to Strengthen Flood Preparedness and Emergency ResponseBeledweyne, (SONNA) — The Commissioner of the National Disaster Management Agency (SoDMA), H.E.…

Somalia Disaster Agency Chief Visits Beledweyne Amid El Niño Flood Concerns
BELEDWEYNE, Somalia — Somalia’s National Disaster Management Agency (SoDMA) chief Mahmoud Moallin Abdulle arrived in the central city of Beledweyne on Saturday as authorities stepped up preparations for possible flooding linked to the expected impact of El Niño. Abdulle was…

Lammaane arooskooda sii watay xilli daadad xooggan ay xayireen.
Lammaane arooskooda sii watay xilli daadad xooggan ay gudaha u galeen goobtii ay ku aqal geli lahaayeen. Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada: Website:…
Tirada dhimashada daadadkii Nepal oo kor u dhaaftay 1,000, kumannaan weli la la’yahay
Tirada dadka ku dhintay daadad xooggan oo ku dhuftay Nepal ayaa kor u dhaaftay 1,000 qof, halka in ka badan 3,900 qof weli la la’yahay, sida ay sheegeen hay’adaha gurmadka musiibooyinka ee dalkaasi

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalbaday iskaashi ka dhan ah isbeddelka cimilada.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Shirka Dalalka dhex-dhexaadka ah…

Soomaaliya oo mar kale wajahaysa khatarta daadadka la xiriira El Nino: Waa kuwee deegaannada
Soomaaliya oo mar kale wajahaysa khatarta daadadka la xiriira El Nino: Waa kuwee deegaannada ugu nugul?