Education SNTV (video) · 40 min ago
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews
Education SNTV (video) · 49 min ago
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews
Education SNTV (video) · 51 min ago
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews
GALMUDUG.COM WARARKA GOBOLKA Education Goobjoog News · 14 hours ago
MUQDISHO (Goobjoog News) — Afartan arday oo Soomaaliyeed ayaa shalay oo Khamiis ahayd lagu maamuusay Madashii koowaad ee Cilmi-baarista iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed, kaddib markii qoraallo cilmi-baaris ah oo ay ka…
Education BBC Somali (video) · 23 hours ago
Marka wariye lagu xiro Somaliland, ma sharci ayaa la fulinayaa, mise xarigga laftiisa ayaa mararka qaar noqda hab lagu cabsi geliyo ama lagu xakameeyo wariyeyaasha? Xasan Gallaydh oo ah wariye madax-bannaan ayaa lagu xiray Gebiley xilli uu tabinayay munaasabad qalin-jabin ah,…
Education Hiiraan Online · yesterday
Education SONNA · yesterday
Education Dalsan TV · 2 days ago
Masuuliyiin katirsan Hirshabelle oo Tuulada Geed-Barkaan kaga qeyb galay Qalin-jebinta Ardayda Iskuul ay gacanta ku hayso Hirshabelle
Education SNTV (video) · 2 days ago
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews
Education Dalsan TV · 2 days ago
Bandhigga Jaamacadaha Soomaaliyeed oo ay soo qaban qaabiyeen Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed iyo Damaashaad Evants ayaa la soo gabagabeeyay.
Education SNTV (video) · 2 days ago
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews
Education Dalsan TV · 2 days ago
Gudomiye cali fahle"kisaski ugu yabka badna ee iso mara waxa ka mid ah in jaamacad ku taala taleex la hordhigtay check point lagu dhaco ardayda markay kaso baxan fasalka".
Education Caasimada Online · 2 days ago
Hargeysa (Caasimada Online) – Ciidamada Booliska Somaliland ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xarigga Wariye Xasan Saleebaan Haaruun (Galaydh) oo shalay ciidamada ammaanka ay soo xireen isaga oo shalay ka qayb-galayay xafladda qalin jebinta Jaamacadda Timacadde ee magaalada…
Education SNTV (video) · 3 days ago
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews
Education Caasimada Online · 3 days ago
Hargeysa (Caasimada Online) – Ciidamada Booliska Maamulka Somaliland ayaa maanta xiray wariye Xasan Saleebaan Haaruun oo loo yaqaano (Xasan Gallaydh), xilli uu ku sugnaa xafladda qalin jebinta Jaamacadda Timacadde ee magaalada Gebiley. Xasan Gallaydh oo caan ka ah deegaannada…
Education Dalsan TV · 3 days ago
Bandhigga Tacliinta Sare oo ay soo qaban qaabiyeen Damaashaad Events iyo Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed aaya ka furmay Muqdisho.
GALMUDUG.COM WARARKA GOBOLKA Education Goobjoog News · 3 days ago
Muqdisho, 9 Sebteembar — Wakiilka Hay’adda Cuntada iyo Beeraha Qaramada Midoobay (FAO), Etienne Peterschmitt, ayaa Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, kala hadlay xaaladda bani’aadannimo iyo khatarta…
Education SNTV (video) · 3 days ago
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews
Education Dalsan TV · 3 days ago
Wasiir Faarax She Cabduqaadir oo dadka dhaliila waxbarashada gudaha ku tilmaamay kuwa wax magarato ah”Waxbarashada dibadda loo aado teena ayaaa ka fiican”
Education SNTV (video) · 3 days ago
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews
Education Shabelle Media · 3 days ago
Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaan Wasiirrada Gargaarka iyo Haweenka ee Koonfur Galbeed, ayaa maanta qaabilay Wakiilka Hay’adda Cuntada iyo Beeraha Qaramada Midoobay (FAO) ee Soomaaliya,…
Education Radio Muqdisho · 4 days ago
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa maanta qaabilay Wakiilka Hay’adda Cuntada iyo Beeraha Qaramada Midoobay (FAO) ee Soomaaliya, Mudane Etienne…
GALMUDUG.COM WARARKA GOBOLKA Education Goobjoog News · 4 days ago
Sannad walba, maanta oo kale, waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Akhrisqoraalka. Hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka waxbarashada ee UNESCO ayaa sannadkii 1966dii u astaysay in 8da…
Education SNTV · 4 days ago
Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu soo gabagabeeyay hawlaha dayactirka iyo dib-u-habaynta Xarunta Cumar Bin Khaddaab ee Daryeelka Agoonta. Hawshan ayaa qayb ka ah mashruuca Dayactirka iyo…
Education SNTV (video) · 4 days ago
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews
Education Radio Muqdisho · 5 days ago
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul ee halista ugu jira fatahaadaha, xilli uu safar shaqo ku joogo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.…
Education Dalsan TV · 6 days ago
Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir oo fuliyay ballanqaadkii uu u sameeyay Ardayda kaalmaha hore ka galay Imtixaanka
Education Caasimada Online · 6 days ago
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha qaybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Mumin oo loo yaqaano (Macallin Mahdi) ayaa maanta fuliyay ballan-qaadkii uu horay ugu sameeyay ardayda kaalmaha hore ka galay Imtixaanka Qaranka ee sannad dugsiyeedka…
Education SNTV (video) · 6 days ago
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews
Education SONNA · 6 days ago

Education Horseed Media · 6 days ago
Wasiirka Waxbarashada Itoobiya Berhanu Nega, ayaa sheegay in Itoobiya aysan muddo dheer sii ahaan karin dal…
Education BBC Somali · 7 days ago
Iyadoo la hadlaysay BBC Tamil, Kamudha, oo ah maamulaha dugsi dawladeed oo ku yaalla gobolka Tamil Nadu ee dalka Hindiya, ayaa sheegtay in markii macallimiintu ay weydiiyeen shaqaalaha diyaarinayay quraacda haddii xaddiga huruudda (xawaashka huruudda ah) ee ku jiray maraqa uu ka…
Education SNTV · 7 days ago
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo uu weheliyo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Hirshabeelle, ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, halkaas oo ay u…
Education Hiiraan Online · 7 days ago
Education Radio Muqdisho · 7 days ago
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, halkaas oo ay u…
Education Dalsan TV · 7 days ago
Aasaasaha guud ee Muqdisho International School,Ustaad Cabdifataax Maalin Aadan ayaa ku dhawaaqay in la dhisay fasallo waasac ah,Masaajid,garoon banooni iyo barxado cusub oo loogu talagalay ardayda
Education SONNA · 7 days ago
Education Dalsan TV · 7 days ago
Mogadishu International Schools oo xarun cusub xarigga ka jaray
Education Shabelle Media · 7 days ago
Beledweyne – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay weheliyaan Wasiir-dowlaha Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Hirshabeelle, ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Wafdiga…
Education Radio Muqdisho · 7 days ago
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan, halkaas oo ay u tageen…
Education SNTV (video) · 4 Sep 2026
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews
Education Hiiraan Online · 4 Sep 2026
Education SNTV (video) · 3 Sep 2026

GALMUDUG.COM WARARKA GOBOLKA Education Goobjoog News · 2 Sep 2026
DOHA (Goobjoog News) — Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Jaamacadda Sayniska iyo Tiknoolajiyadda ee Doha (UDST) ayaa magaalada Doha ku kala saxiixday heshiis is-afgarad…
Education Radio Muqdisho · 2 Sep 2026
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku kala saxiixday heshiis iskaashi oo saldhig u noqonaya dhismaha Jaamacadda Tiknoolajiyada Soomaaliya (TUS University). Warkaan oo…
Education Radio Muqdisho · 2 Sep 2026
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA), geerida ku timid Alle ha u naxariistee Dr. Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii…
Education SNTV (video) · 2 Sep 2026
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews
Education SONNA · 2 Sep 2026
Education Dalsan TV · 2 Sep 2026
400 Arday oo ka qalin-jabiyay Dugsiyada dalka ayaa fadhiisatay Imtixaan ay qaadeyso Hey'adda Hormuud Salaam Foundation.
Education SNTV (video) · 2 Sep 2026
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews
Education Shabelle Media · 1 Sep 2026
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Defence Minister Ahmed Macallin Fiqi on Tuesday called for a Somali-led security system that is efficiently managed, accountable and sustainable within the country’s economic capacity. Fiqi made the remarks while addressing Somalia’s National…
GALMUDUG.COM WARARKA GOBOLKA Education Goobjoog News · 1 Sep 2026
DOXA — Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Qatar ayaa magaalada Doxa ku kala saxiixday heshiis iskaashi oo saldhig u noqonaya dhismaha Jaamacadda Tiknoolajiyada Soomaaliya (TUS University). Heshiiska ayaa dhexmaray Wasaaradda…
Education Shabelle Media · 1 Sep 2026
Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta ka qeybgalay Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha, oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Amniga Gudaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaas oo muddo laba maalmood ah ka soconaya magaalada Muqdisho.…