Dab lagu dul ciyaarayo, seefo la lulayo iyo tooshash ololaya ayaa qayb ka ah dabaaldegyada dhaqanka ee ciida Navratri, oo ka dhacaysa gobolka Gujarat ee galbeedka Hindiya. ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir…
17kii Oktoobar 2024, maanta oo kale laba sano ka hor, waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday abwaan Sugaal Cabdulle Cumar, oo ka mid ahaa hal-abuurkii Soomaaliyeed ee kaalinta weyn ka soo…
“Mudo toban sano oo laga joogo dhismaha Hirshabeelle waxyaabaha u qabsoomay iyo waxa ka qaldamay ayaan ku soo bandhi doonaa shirkaan”. Gudoomiye ku xigeenka Machadka Heritage Dr C/Radhiid
Taariikhda ummadda Soomaaliyeed waxaa soo maray foolaad iyo haldoor u huray naftooda iyo aqoontooda sidii ay u hanuunin lahaayeen bulshadooda, una diiwaangelin lahaayeen hiddaha iyo dhaqanka ay ummaddu leedahay. Dadka…