Sunday, 18 October 2026

26°C · Dhusamareb
Galmudug.com
Galmudug.comThe land between the ocean and the plains

Business

The latest coverage in this section, aggregated from Somali news organisations. Every story links to — and belongs to — its original publisher.

BusinessRadio Muqdisho

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan biyaha Soomaaliya, halkaasi oo uu ka wado hawlaha qodista shidaalka dalka. Madaxweynaha ayaa khubarada iyo mas’uuliyiinta…

BusinessSNTV (video)

Waxaa muqdisho lagu qabtay Munaasabad lagu furayay Masjidka Cali Canshuur

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

BusinessCaasimada Online

Soomaaliya oo heshiis ganacsiga iyo warshadaha la saxiixatay dalka…

Muqdisho (Caasimada Online) – Soomaaliya iyo Liibiya ayaa kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo iskaashiga dhinacyada warshadaha iyo ganacsiga, kaas oo lagu horumarinayo fursadaha maalgashi laguna fududeynayo isu-socodka badeecadaha labada dal. Heshiiska ayaa la saxiixay intii…

BusinessShabelle Media

Somalia Holds Talks with World Bank and IMF Officials in Bangkok

BANGKOK — Somalia’s Finance Minister Biixi Imaan Cige has held talks with senior World Bank and International Monetary Fund officials in Bangkok, as the country seeks to strengthen economic cooperation and attract development financing. Cige and a delegation are in the Thai…

BusinessShabelle Media

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Booqday Carwada Ganacsiga ee Som Souk Expo

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa booqasho ku tagay carwada ganacsiga ee Som Souk Expo, halkaas oo ganacsatada Soomaaliyeed ay ku soo bandhigayaan badeecooyin iyo adeegyo kala duwan. Madaxweynaha ayaa kormeeray goobaha…

BusinessSNTV (video)

Madaxweynaha JFS ayaa booqday carwada ganacsiga ee Som Souk Expo

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

BusinessShabelle Media

Somalia, Algeria Discuss Strengthening Trade and Economic Ties

MOGADISHU — Somalia’s ambassador to Algeria, Yusuf Ahmed Hassan, has met Algeria’s minister of foreign trade and export promotion, Kamel Rezig, to discuss ways to strengthen trade relations and economic cooperation between the two countries. The talks focused on expanding the…

BusinessRadio Muqdisho

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada Bariga Afrika (EACON 2026), kaas oo diiradda lagu saarayo xoojinta ka-qaybgalka Soomaaliya ee isdhexgalka dhaqaale ee…

BusinessGoobjoog News

Dowladda Soomaaliya oo Mudnaan Siinaysa Khayraadka Shidaalka iyo Gaaska

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay mudnaan gaar ah siinayso horumarinta khayraadka shidaalka iyo gaaska dabiiciga ah, soo jiidashada maalgashiga caalamiga ah iyo xoojinta iskaashiga istaraatiijiga ah, si loo kobciyo dhaqaalaha dalka loona horumariyo waaxda tamarta.

BusinessShabelle Media

Uganda iyo Soomaaliya oo Ku Heshiiyay Xoojinta Iskaashiga Milatari iyo Dhaqaale

UGAANDHA – Uganda iyo Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay sii xoojiyaan iskaashigooda milatari ee muddada dheer soo jiray, iyadoo Jeneraal Ibrahim Mohamed Mohamud oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed uu ku ammaanay Ciidanka Difaaca Uganda (UPDF) taageerada joogtada ah ee…

BusinessShabelle Media

Jubbaland approves $60.9 million budget for 2027

KISMAYO, Somalia — Jubbaland’s Council of Ministers has approved a budget of $60.9 million for 2027, with the regional administration reporting a 2.42% increase in domestic revenue. The budget totals $60,886,783.86, according to a report from the Jubbaland Ministry of Finance…

BusinessSNTV (video)

Waa kuwee noocyada Ganacsiga Soomaaliya ee uu Maalgelinayo Midawga Yurub?

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews