Somalia news
National headlines from across Somalia, aggregated from the sources listed below. Follow the links to read the full stories at their original publishers.

19 countries condemn Colombia’s opening of embassy in Jerusalem

OIC reaffirms support for Somalia’s territorial integrity during talks in Baghdad
Ethiopia's TPLF rejects new Tigray administration as illegitimate

Ethiopia's Abiy names new Tigray government, wants polls in six months

Regional forces capture key towns in southern Somalia

Wasiir Nuuro Mustaf ayaa ka jawaabtay sida loo maareeyay deeqaha waxbarasho ee laga helay caalamka.
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Mursal Cabdi Aadan ayaa loo doortay Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Wakiillada.
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Barlamaanka Waqooyi Bari oo ansixiyey xildhibaano cusub & Abwaanka oo qaaddacay.
Xildhibaanada Maamulka Waqooyi Bari Somalia ayaa maanta meelmariyey buuxinta kuraasta shan xildhibaan oo katirsanaa barlamaankaasi isla…

Cabdulqaadir Axmed Cali ayaa loo doortay Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Dowlad
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Wasiir Faarax Sheekh Cabdulqaaadir “Sanadka aas aasiga ah ee Jaamacadaha la iskama keenin”
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS ayaa ka hadlay weeraradii Khawaarijtu ku qaadeen gobolka Bay.
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Wasiir Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa ka jawaabay su’aalo ay weydiiyeen Guddiga Golaha Shacabka.
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Sahel Nations Resume Talks With ECOWAS After Withdrawal
DAKAR — Burkina Faso, Niger and Mali have resumed talks with West Africa’s regional bloc ECOWAS, agreeing to establish joint working groups to prepare a framework agreement outlining future cooperation. The discussions mark a renewed effort to ease tensions between the three…

France Hit by Widespread Riots as Cost-of-Living Protests Turn Violent
PARIS — Clashes between police and protesters, arson and widespread looting erupted in cities across France on Saturday as demonstrations over the rising cost of living escalated into violence. The unrest followed weeks of student protests and added to political uncertainty in…

Maxay yihiin dhismayaasha cusub ee lagu soo kordhiyay Villa Somalia? + Sawirro
Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasime Ku-xigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna ku-simaha Agaasimaha Guud, Sakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka jaray dhismayaal cusub oo qayb ka ah qorshaha dib-u-habaynta iyo casriyeynta Madaxtooyada Qaranka.…

Somalia defeat hosts Rwanda to book 2027 CAF U-17 AFCON slot
Somalia have booked the second slot from the CECAFA Zone to qualify for the 2027 TotalEnergies CAF U-17 Africa Cup of Nations (AFCON). The 2022 CECAFA Zonal champions edged hosts Rwanda 5-4 in penalty shoot-outs after the second semi-final had ended 1-1 at the Kigali Pele…
Dibadbaxyo ay dhallinyaradu hoggaaminayaan oo ka socda dalal Yurub ah, iyagoo ka cabanaya in mustaqbalkooda la dayacay
Dibadbaxyo ay hoggaaminayaan dhallinyaro iyo arday ayaa ka socda dalalka Faransiiska, Talyaaniga, Belgium iyo Albania, kuwaas oo muujinaya cabasho sii xoogaysanaysa oo la xiriirta mustaqbalka jiilka cusub iyo dareenkooda ah in aan si ku filan loo tixgelin danahooda.

Faransiiska oo ay gilgileen rabshado iyo banaabaxyo waaweyn
Paris – Isku dhacyo u dhexeeya booliiska iyo dibadbaxayaasha, dab-qabadsiin iyo boob baahsan ayaa Sabtidii ka dhacay magaalooyin badan oo Faransiiska ah, iyadoo dibadbaxyada looga soo horjeedo kororka qiimaha nolosha ay isu beddeleen rabshado xooggan. Rabshadahan ayaa daba socda…
New York Post oo Bannaanka Soo Dhigey Fadeexad ka Dhan Labo Hay’adood oo Mareykan ah oo 62 Milyan oo Dollar ku Qaatay Magaca Qaxootiga Soomaalida
Wargeyska Mareykanka ee New York Post ayaa warbixin uu daabacay ku sheegay in laba hay’adood oo samafal oo kaniisadeed ay heleen in ka badan 62 milyan oo dollar oo la xiriira barnaamijyada dib-u-dejinta qaxootiga iyo taageerada bulshada Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota, isaga…

Dowladda Somalia & Koonfur Galbeed oo abaabulaya guluf dagaal.
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Koonfur Galbeed ayaa bilaabay abaabulka ciidamo la doonayo in dib loogu…

Burkina Faso, Niger iyo Mali oo Dib u Bilaabay Wadahadallada ECOWAS
Burkina Faso, Niger iyo Mali ayaa dib u bilaabay wadahadalladii ay la lahaayeen urur-goboleedka Galbeedka Afrika ee ECOWAS, iyagoo ku heshiiyey in la dhiso kooxo shaqo oo wadajir ah si loo diyaariyo heshiis qaab-dhismeed oo qeexaya iskaashiga labada dhinac. Dib u bilaabashada…

Somalia’s Upper House Approves Weather Forecasting Agency Bill
MOGADISHU — Somalia’s Upper House of Parliament has approved a bill establishing a national weather forecasting agency, while advancing legislation on judicial cooperation as the government seeks to strengthen the country’s legal and environmental institutions. The bill…

Hadal jeedinta Xildhibaan Mursal Cabdi Aadan oo ah Musharaxa Guddoomiye Ku xigeenka labaad ee Golaha
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Hadal jeedinta Xildhibaan Cqaadir Axmed Cali oo ah Musharaxa Guddoomiye ku xigeenka koobaad ee Golah
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews
Badmaax Hindi ah oo Afar Sano Afduub loogu Haystay Soomaaliya oo ka Sheekeeyay Dhibaatadii uu la Kulmay
Aman Kumar Sharma, oo ahaa badmaax u dhashay dalka Hindiya, ayaa ka sheekeeyay duruufihii adkayd ee uu soo maray kaddib markii uu muddo 43 bilood ah ku jiray gacanta burcad-badeed Soomaali ah, kuwaas oo afduubtay markabkii uu ka shaqeynayay sannadkii 2010-kii.

Hadal jeedinta Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur Dhegaweyne oo ah Musharaxa Golaha Wakiillada dowlad...
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Hadal jeedinta Xildhibaan Ismaaciil Cabdi Jimcaale oo ah musharaxa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada...
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Villa Somalia Inaugurates New Structures as Part of Modernisation Efforts

Local NewsSomali Parliament Reviews FGM Prohibition Bill and UN Drug ConventionMogadishu, (SONNA) — Members of the House of the People of the Federal Parliament of Somalia held the 25th meeting of…

Masar oo Sucuudiga ka taageeraysa dagaalka ka dhanka ah Xuutiyiinta Yemen.
Dowladda Masar ayaa qorshaynaysa inay Sucuudiga ka taageerto dagaalka ka dhanka ah Xuutiyiinta dalka Yemen, kaddib…

Dab, seefo iyo ciyaaro hidde-dhaqameed oo lagu xusayo ciida Navratri ee Hindiya.
Dab lagu dul ciyaarayo, seefo la lulayo iyo tooshash ololaya ayaa qayb ka ah dabaaldegyada dhaqanka ee ciida Navratri, oo ka dhacaysa gobolka Gujarat ee galbeedka Hindiya. ------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir…

“El Niño waxay saameyn doontaa 3.5 Milyan saadaashu waxay muujineysaa Roobabka kuwa muddo dheer da'a
“El Niño waxay saameyn doontaa 3.5 Milyan saadaashu waxay muujineysaa Roobabka kuwa muddo dheer da'a, 30 degmo oo ay Muqdisho ku jirto ayey fatahaaduhu saameyn doonaan” Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) Maxamuud Macallin Cabdulle

Ma loo ogol yahay caruurta inay cunaan budada borotiinka?
Sanadihii ugu dambeeyay, tirada alaabada lagu suuqgeeyo inay leeyihiin "borotiin badan" ayaa si weyn u korortay; kuwaas oo ay ka mid yihiin caanaha, caano-fadhiya , rootiga, badarka, cuntooyinka tamarta bixiya iyo budada borotiinka.

Aqalka Sare oo Ansixiyey Hindise-sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Saadaasha Hawada
Muqdisho – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), ayaa shir-guddoomiyey kulanka 10-aad ee kalfadhiga 8-aad ee Golaha…

Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka oo qabtay xuska maalinta caalamiga ah ee dhaawacyada adduunka.
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Soomaaliya, Turkiga, Masar iyo 16 dal oo kale oo si adag u cambaareeyay…
Muqdisho (Caasimada Online) – Soomaaliya, Turkiga, Masar iyo 16 dal oo kale ayaa si wadajir ah u cambaareeyay go’aanka dowladda Colombia ay safaaraddeeda Israa’iil ugu wareejisay magaalada Qudus. Dalalkan ayaa Bogotá ugu baaqay inay dib uga laabato tallaabadaas, iyaga oo ku…
Xuutiyiinta Yemen oo Sii Daayay 159 Maxbuus oo Lagu Qabtay Dagaallada Dalkaasi
Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa sii daysay 159 qof oo lagu hayay arrimo la xiriira dagaallada dalkaasi, sida ay xaqiijisay Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayrta Cas (ICRC), kaas oo taageero ka geystay habraaca sii deyntooda.

Machadka NTTI oo Daahfuray Barnaamij Lagu Tayeynayo Aqoonta Dijitaalka ah ee Shaqaalaha Dowladda
Muqdisho – Machadka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Qaranka (NTTI) ee Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta daahfuray barnaamij lagu tayeynayo aqoonta dijitaalka ah ee shaqaalaha dowladda, kaas oo ujeeddadiisu tahay kor u…

Weerarrada sii kordhaya ee Xuutiyiinta iyo heshiiska difaaca Maka: Muxuu Turkigu samaynayaa si uu u taageero Sacuudiga?
Bayaan dhawaan ka soo baxay Wasaaradda Difaaca Qaranka Turkiga ayaa tilmaamo ka bixiyay qorshaha sharci iyo kan milatari ee la xiriira habka uu Turkigu u taageeri doono Sacuudiga.

SOMALILAND oo jawaabtay kadib markii Itoobiya shaacisay in aysan aqoonsan karin
Tel Aviv (Caasimada Online) – Somaliland ayaa si adag u diidau digniin uu bixiyay safiirka Itoobiya ee Israel, oo sheegay in aqoonsiga Somaliland uu khatar gelin karo amniga gobolka, isla markaana uu sababi karo in ciidamada Itoobiya laga saaro Soomaaliya. Wakiilka Somaliland ee…

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka
RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka jaray dhismayaal qayb ka ah qorshaha dib-u-habaynta iyo casriyeynta Madaxtooyada Qaranka. Dhismayaasha uu…

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA
RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 – AFCON Qualifiers 2026, kaddib markii ay ciyaar waqtigii rasmiga ahaa ee loogu talogalay kusoo dhmaatay 1-1, ay ugu dambeyn Gool kulaad 5-4 ah kaga adkaadeen…

Xasan Sheekh oo beeniyay warar laga faafiyey xarunta TURKSOM ee Muqdisho
Muqdisho (Caasimada Online) — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa beeniyay in xarunta TURKSOM ee Muqdisho ay tahay saldhig ciidan oo ay Turkigu leeyihiin, isaga oo ku tilmaamay sheegashadaas “dacaayad aan sal lahayn”. Madaxweynaha oo wareysi siiyay Al Jazeera ayaa…

Masar oo ku dhawaaqday in ay difaaceyso Sacuudiga, qaadayna tallaabo degdeg ah
Qaahira (Caasimada Online) – Madaxweynaha Masar, Cabdifataax Al-Sisi, ayaa Sabtidii ku dhawaaqay in dalkiisu diyaar u yahay inuu qaado tallaabo kasta oo lagama maarmaan u ah difaaca Sacuudiga, haddii boqortooyadu ka codsato, xilli ay sii xoogeysanayaan weerarrada kooxda…
Ruushka oo Itoobiya iyo Eritrea u Bandhigay Dhexdhexaadin Xilli Xiisadda Labada Dal ay Sii Kordhayso
Dowladda Ruushka ayaa soo bandhigtay inay fududeyso wada-hadallo u dhexeeya dalalka Itoobiya iyo Eritrea, xilli ay sii kordhayaan xiisadaha u dhexeeya labada dal ee deriska ah.
Xulka Soomaaliya ee U17 oo u Soo Baxay Finalka Tartanka CECAFA
Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka tartanka CECAFA U17 ee isreeb-reebka Koobka Qaramada Afrika 2026, kaddib markii ay rigoorayaal kaga adkaadeen xulka Rwanda.

US judge limits review of documents seized from Ilhan Omar's home

Qareenada Ilhaan Cumar oo tallaabo culus qaaday iyo kiiska oo weji cusub yeeshay
Washington (Caasimada Online) – Qareennada xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa ku eedeeyay hay’adaha federaalka Mareykanka inay jebiyeen shuruudo muhiim ah oo maxkamaddu ku xirtay baaritaankii Isniintii lagu sameeyay gurigeeda Washington, iyagoo dalbaday in si degdeg ah loogu soo…

OIC Secretary-General reaffirms support for Somalia's unity and territorial integrity

Local NewsSomalia U-17 Reach CECAFA Final After Penalty Shootout Win Over RwandaMogadishu, (SONNA) — Somalia's national under-17 team has reached the final of the CECAFA qualifying tournament after…

Local NewsCentral Bank of Somalia Joins AAOIFIManama, (SONNA) — The Central Bank of Somalia (CBS) has joined the Accounting and Auditing Organization for Islamic Financial Institutions (AAOIFI), a…

MISSING PERSON: ABDIHAKIN AHMED MOHAMED
17.10.2026: Ayan Abukar Ali is appealing to the public for help in finding the father of her two children, Abdihakin Ahmed Mohamed, whom she says has been missing since March 2016. That was the last time his family heard from him. Nearly 10 years have passed and his family still…

Aadan Madoobe oo dhaq-dhaqaaq ka bilaabay Muqdisho, kadib tallaabadii Lafta-gareen
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) oo yimid magaalada Muqdisho ayaa ka bilaabay, dhaq-dhaqaaqyo culus oo la xiriira xaaladda adag ee ka taagan maamulkaasi. Sheekh Aadan Madoobe ayaa maanta kulan…

Bulshada gobolada Waqooyi ee ku sugan Muqdisho ayaa kulan soo dhaweeyn ah u sameey
Bulshada gobolada Waqooyi ee ku sugan Muqdisho ayaa kulan soo dhaweeyn ah u sameeyay siyaasi Liibaan Alcadaala.

Former Somali corrections chief survives reported drone strike in Gedo region

National Institute of Telecommunications Launches Digital Skills Training for Government Employees

Local NewsMinister of Family Affairs Presents FGM Prohibition Bill to ParliamentMogadishu, (SONNA) — The Minister of Family Affairs and Human Rights, H.E. Khadija Mohamed Makhzumi, presented the Bill…

Local NewsSomali FM Attends OIC Council of Foreign Ministers, Meets OIC Secretary-GeneralBaghdad, (SONNA) — The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of…

Liibaan Alcadaala"Saaxiibadeey maamul goboleedyada xukuma waxaan leeyahay ..........
Liibaan Alcadaala"Saaxiibadeey maamul goboleedyada xukuma ee dhahaya talada dhulka hala dhigo waxaan leeyahay Shahaadada caruurta hala mideeyee dhulka soo dhiga"