Galmudug news
Headlines about Galmudug — Dhusamareb, Galkayo, Hobyo, Adado and the wider region — aggregated automatically from Somali news organisations. Each story links to, and belongs to, its original publisher.

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug oo furay tababar lagu tayeynayo aqoonta xildhibaannada
DHUUSAMAREEB – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug Xuseen Maxamed Nuur (Dhagawayne) ayaa si rasmi ah u furay tababar ku saabsan kobcinta awoodda iyo xirfadaha shaqo ee Xildhibaannada iyo hawlwadeennada Golaha Wakiillada. Tababarkan oo uu bixinayo khabiir…

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug oo maanta furay tababar lagu kobcinayo....
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Somalia: Al-Shabaab captures strategic village, advances towards Mataban

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug oo Daah-furay Tababar Lagu…

Galmudug Parliament Opens Capacity-Building Training for MPs and Staff

Golaha Wakiillada Galmudug oo loo furay tababar aqoon kobcin ah
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug Xuseen Maxamed Nuur (Dhagawayne) ayaa si rasmi ah u furay tababar ku saabsan kobcinta awoodda iyo xirfadaha shaqo ee Xildhibaannada iyo hawlwadeennada Golaha Wakiillada. Tababarkan oo uu bixinayo khabiir…

Shacabka Gaalkacyo oo bogaadiyay howlgallada Ciidanka amaanku kula dagaallamayaan maandooriyeyaasha.
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Ganacsato Cumaaniyiin iyo Soomaali isugu-jira oo kormeeray Dekedda Garacad.
Wafdi ganacsato ah oo isugu jira Cumaaniyiin iyo Soomaali ayaa gaaray deegaanka Garacad ee gobolka Mudug,…

Maraykanka oo Ukraine u soo jeediyay inay ka tanaasusho gobolka Donbas si ay xubin uga noqoto NATO
Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelenskyy, ayaa sheegay in ergada nabadda ee Mareykanka ay Kyiv weydiiyeen in Ukraine ay ciidamadeeda kala baxdo gobolka bariga dalkaas ee Donbas, beddelkeedana ay xubin ka noqoto isbahaysiga NATO.

Turkiga oo ka hadlay 15,000 askari oo la sheegay in uu usoo dirayo Soomaaliya
Ankara (Caasimada Online) – Dowladda Turkiga ayaa Khamiistii si rasmi ah u beenisay warar sheegayay inay 15,000 askari u soo direyso Soomaaliya, xilli Uganda ay billowday inay ciidamadeeda kala baxdo dalka. Diidmada Ankara ayaa timid kaddib markii qaar ka mid ah warbaahinta…

Maamulka D/Gaalkacyo oo wada dadaallo lagu hagaajinayo laguna dayactirayo waddooyinka muhiimka ah
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Hogaamiyaha Galmudug Liibaan Axmed Xasan oo shir gudoomiyey shirka Golaha xilgaarsiinta Galmudug.
Hogaamiyaha Galmudug Liibaan Axmed Xasan oo shir gudoomiyey shirka Golaha xilgaarsiinta Galmudug.

Hay’adda Qaran ee Tubsan oo Dhuusamareeb ku qabatay madal ku saabsan dib-u-midaynta bulshada ee.....
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Uganda oo bilowday inay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya kaddib 20 sano oo ay dalka joogeen
Uganda ayaa si rasmi ah u bilowday inay ciidamadeeda Soomaaliya kala baxdo, iyadoo arrintaasi u fulinaysa si tartiib-tartiib ah

Hoggaamiyaha Galmudug iyo Safiirka Britain oo ka wada hadlay siyaasadda…

UK Ambassador Congratulates Newly Elected Galmudug President

Maamulka Degmada Gaalkacyo ee ayaa saaka ku guuleystay furista waddo muhiim ah.
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Wajiga Koowaad ee shirka adkeynta nabadda gobolka Mudug ayaa lagu soo xiray Gaalkacyo.
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Somalia holds direct local and regional polls in Galmudug, Hirshabelle states

SoDMA Distributes Emergency Supplies to Vulnerable Families in Beledweyne and Gaalkacyo

Booqashadii Dekadda Hobyo

Turkiye secures major stake in Somalia’s Hobyo Port

Turkish firm agrees to expand ancient Somali Hobyo port

Daawo: Qoor Qoor oo si cajiib ah uga hadlay arrinta Lafta-gareen
Dhuusamareeb (Caasmada Online) – Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo ka hadlayay munaasabad maamuus ah oo xalay loogu sameeyay magaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Koonfur Galbeed, gaar ahaan arrinta Cabdicasiis…

Wasiir Cusmaan Ciise Nuur (Tardhuled): “Howsha aad qabatay waxa ay ku suurto gashay dadka
Wasiir Cusmaan Ciise Nuur (Tardhuled): “Howsha aad qabatay waxa ay ku suurto gashay dadka kula shaqeynayay daacadnimadooda, maantana taas Galmudug macno leh oo aan ku damashadeyno ayaan ka dhaxalnay .”

Nabadoon Cabdi Xaashi Maxamed Cagamadow: “Galmudug waa dowladdii aad dhistay, wixii qaldamana
Nabadoon Cabdi Xaashi Maxamed Cagamadow: “Galmudug waa dowladdii aad dhistay, wixii qaldamana waxaan rabnaa inaad gacanta ku qabaato oo aad sheegto.”

Nabadoon Cali Diriye: “Madaxweyne Qoorqoor, Galmudug nabadoonkeeda in aad sidaad u ahayd
Nabadoon Cali Diriye: “Madaxweyne Qoorqoor, Galmudug nabadoonkeeda in aad sidaad u ahayd u ahaato ayaan rabnaa, midka hadda loo dhibaataynayo talada Galmudugna sidadii oo kale ka rajaynaynaa.”

Galmudug, Northeastern State Leaders Arrive in Jowhar for Hirshabelle Leadership Inauguration

Hogaamiyaha Hirshabelle Cali Gudlaawe oo Hogaamiyaha Galmudug Liibaan Axmed Xasan u sii gudbiyey
Hogaamiyaha Hirshabelle Cali Gudlaawe oo Hogaamiyaha Galmudug Liibaan Axmed Xasan u sii gudbiyey qeybta VIP ee garoonka diyaaradaha Maxamed Dheer magaaladda Jowhar

Hoggaamiyaha Galmudug Liibaan Axmed Xasan oo Gaaray Magaalada Jowhar

Hoggaamiyaha Hirshabeelle ayaa caasimada Jowhar kusoo dhaweeyay hoggaamiyaha Galmudug.
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

“Oday reer Galmudug waan ahay Laakin qeyb ayaan ka ahay Hirshabelle”. Hogaamiyaha Galmudug
“Oday reer Galmudug waan ahay Laakin qeyb ayaan ka ahay Hirshabelle”. Hogaamiyaha Galmudug Liibaan Axmed Xasan.

Degdeg: Hogaamiyaha Galmudug Liibaan Axmed Xasan oo haatan kasoo degay Garoonka Diyaaradaha
Degdeg: Hogaamiyaha Galmudug Liibaan Axmed Xasan oo haatan kasoo degay Garoonka Diyaaradaha Maxed dheere ee Magaaladda Jowhar

DEGDEG::Hogaamiyaha Galmudug Liibaan oo gudaha Diyaaradda ku xog wareystay Wasiiro iyo Xildhibaano
DEGDEG::Hogaamiyaha Galmudug Liibaan Axmed Xasan oo gudaha Diyaaradda ku xog wareystay Wasiiro iyo Xildhibaano heer fedaraal oo ka qeybgalaya caleemasaarka Hogaamiyaha Hirshabeelle.

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Galmudug oo Saraakiil u qabatay tababar heer sare ah
Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa qabatay tababar dib-u-xoojin aqooneed iyo xirfadeed oo loogu talagalay saraakiisha iyo xubnaha Ciidanka Booliska Galmudug (Refresher Training – In-Service Training for the Galmudug Police). Tababarkan ayaa waxaa ka…

Degdeg:Hogaamiyaha Galmudug Liibaan Axmed Xasan oo hadda ka duulaya Garoonka Dhuusamareeb.
Degdeg:Hogaamiyaha Galmudug Liibaan Axmed Xasan oo hadda ka duulaya Garoonka Dhuusamareeb.

Degdeg: Ilaaladda gaarka ah ee Hogaamiyaha Galmudug Liibaan Axmed Xasan oo haatan garoonka
Degdeg: Ilaaladda gaarka ah ee Hogaamiyaha Galmudug Liibaan Axmed Xasan oo haatan garoonka Dhuusamareeb ka duulaya.

Doorka Imaaraadka ee bixitaanka ciidanka Uganda iyo shirqool ka dhan ah Muqdisho
Muqdisho (Caasimada Online) – Warbixin uu daabacay bogga Baraza Brief ayaa Imaaraadka Carabta ku eedeysay inuu dhaqaale ku dhiirrigeliyey Uganda inay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya, iyadoo arrintaas ku xiriirisay qorshe lagu carqaladeynayo mashaariicda Turkiga ee dalka.…

Degdeg: Hogaamiyaha Waqooyi Bari C/qadir Aw Cali Firshiye oo haatan ka ambabaxay Dhuusamareeb
Degdeg: Hogaamiyaha Waqooyi Bari C/qadir Aw Cali Firshiye oo haatan ka ambabaxay Dhuusamareeb ayaa ku wajahan Magaaladda Jowhar.

Xildhibaan Odawaa oo mucaarad ku ah Dowladda Oo qiray in Galmudug heshiis lagu yahay la dhisay
Xildhibaan Odawaa oo mucaarad xoogan ku ah Dowladda Fedraalka Oo qiray in Galmudug heshiis lagu yahay xiligan la dhisay Hogaamiye Liibaan Cidna iskuma heysato.

Hogaamiye Liibaan Axmed Xasan oo ku baaqay in Laga qeybgalo gogosha uu fidiyey Madaxweyne Xasan
Degdeg: Hagaamiyaha Galmudug Liibaan Axmed Xasan oo ku baaqay in Laga qeybgalo gogosha uu fidiyey Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud

Sawirro: DF Soomaaliya oo soo bandhigtay ciidamo cusub oo ku biiraya…
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay ciidamo cusub oo ku biiraya Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo tababar ku qaadanayo deegaanka Xananbuure oo hoostaga dowlad gobleedka Soomaaliyeed ee Galmudug. Ciidamadan cusub ayaa…

Galmudug leader transfers personal weapons and military equipment to state security forces
DHUSAMAREB, Somalia — Galmudug state leader Liibaan Ahmed Hassan has handed over vehicles, weapons and military supplies that he personally owned to the regional administration’s security agencies, in a move aimed at strengthening government control over security resources and…

Hoggaamiyaha Galmudug Liibaan Axmed oo gaadiid, hub iyo saanad ciidan ku wareejiyey hay’adaha amniga
Dhuusamareeb – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta goobjoog ka ahaa munaasabad uu Hoggaamiyaha Dowlad-goboleedka Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ku wareejiyey gaadiid, hub iyo saanad ciidan oo uu si gaar ah u lahaa,…

Hoggaamiyaha Dowlad-goboleedka Galmudug ayaa hay’adaha amniga Galmudug ku wareejiyey gaadiid
Hoggaamiyaha Dowlad-goboleedka Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa hay’adaha amniga Galmudug ku wareejiyey gaadiid, hub iyo saanad ciidan oo uu si gaar ah u lahaa kuwaas oo hore loogu adeegsan jirey hawlgalladii lagula dagaallamayey AS.

Hoggaamiyaha Galmudug oo hay’adaha amniga ku wareejiyey gaadiid, hub…

Liibaan Shuluq oo wareejiyay tikniko fara badan oo uu lahaa + Sawirro
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Madaxweynaha cusub ee Galmudug, Liibaan Axmed Xasan (Liibaan Shuluq) ayaa Wasaaradda Amniga maamulka ku wareejiyay gaadiid dagaal iyo hub uu si gaar ah u lahaa. Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa sheegtay in gaadiidkaasi uu si shaqsi ah u lahaa…

Xasan oo b/caalamka ka fogeynaya khilaafka siyaasadeed: Shisheeye lama dhex geyn karo
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in khilaafaadka siyaasadeed ee ka dhex jira dhinacyada isku haya siyaasadda Soomaaliya aan loo baahnayn in xalalkooda loo raadiyo dalka dibaddiisa, isagoo ku baaqay in arrimaha taagan…

Xasan Sheekh oo mucaaradka ugu baaqay wada-hadal, kana digay dhiig daata.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay magaalada Dhuusamareeb kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee…

Hadal-jeedinta Hoggaamiyaha Galmudug Liibaan Axmed ee munaasabadda sagootinta martida..
Hadal-jeedinta Hoggaamiyaha Galmudug Mudane Liibaan Axmed Xasan ee munaasabadda sagootinta martida ka soo qeyb gashay caleema-saarka hoggaanka cusub ee Galmudug.

Khudbadda Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh ee munaasabadda sagootinta martida ka soo qeyb gashay..
Khudbadda Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee munaasabadda sagootinta martida ka soo qeyb gashay caleema-saarka hoggaanka cusub ee Galmudug.

Muxuu Xamza ka sheegay caleemo-saarka madaxweyne Liibaan Shuluq?
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa ka qeyb-galay munaasabadda caleema-saarka hoggaamiyaha cusub ee Galmudug, Liibaan Axmed Xasan, iyo ku-xigeenkiisa Mudane Cabdiwali Ibraahim Garyare, taas oo maanta ka…

Hoggaamiyaha cusub ee Galmudug ayaa 10 neef oo geel ah ugu deeqay geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka.
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

Siyaasi Axmed Saafi “Runtii caleema-saarkii maanta ee hoggaanka cusub ee Galmudug waxaa ka muuqatay.
Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews http://twitter.com/sntvnews1 http://youtube.com/sntvnews

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA CALEEMO-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaanka la doortay ee Dowlad Goboleedka Galmudug, taasi oo ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. Madaxweynaha ayaa bogaadiyey…

Xasan Sheekh oo caleemo-saarka Liibaan Shuluq ka caddeeyay arrin xasaasi ah + Sawirro
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda ay ka go’an tahay dhageysiga iyo tixgelinta aragtiyada siyaasadeed ee kala duwan, isaga oo tilmaamay in wada-tashi iyo is-faham siyaasadeed…

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA BFS OO KA QEYB GALAY CALEEMA-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug uga qeyb galay munaasabadda caleema-saarka hoggaanka cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug.…

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo ka qeybgalay caleema-saarka hoggaanka…Dhuusamareeb, 5 Nofeembar 2026: Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta magaalada…
