Sunday, 18 October 2026

24°C · Dhusamareb
Galmudug.com
Galmudug.comThe land between the ocean and the plains

Galmudug news

All news →
PoliticsCaasimada Online

Xasan oo war kasoo saaray doorashada guddoonka Baarlamaanka Galmudug

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa maanta si rasmi ah u doortay Guddoonka cusub ee Golaha, kadib doorasho ka dhacday magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya. Xilka…

Politics

All news →
PoliticsHorseed Media

In ka badan 1,800 Qof oo lagu Xiray Rabshadihii ka Dhacay Faransiiska

PARIS, France — In ka badan 1,800 qof ayaa lagu xiray guud ahaan dalka Faransiiska kadib rabshado, boob iyo dab-qabadsiin ka dhacay dibadbaxyo looga cabanayo kor u kaca qiimaha nolosha, sida uu Axaddii sheegay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Faransiiska, Laurent Nunez.

Security

All news →
SecurityGoobjoog News

Dagaalka Itoobiya: Colaad ka Tirsan Loollan Weyn

By: Ishaan Tharoor / October 7, 2026W/T: Bahda Tifaftirka ee Goobjoog Haddii aad moodaysaan sheekada “burburka nidaamkii caalamiga ahaa” inay tahay hadaltiro aan dhab ahayn, kaalaya Geeska Afrika, si aad…

Education

All news →
SportsShabelle Media

Somalia defeat hosts Rwanda to book 2027 CAF U-17 AFCON slot

Somalia have booked the second slot from the CECAFA Zone to qualify for the 2027 TotalEnergies CAF U-17 Africa Cup of Nations (AFCON). The 2022 CECAFA Zonal champions edged hosts Rwanda 5-4 in penalty shoot-outs after the second semi-final had ended 1-1 at the Kigali Pele…

SportsGoobjoog News

Xulka Soomaaliya ee U17 oo u Soo Baxay Finalka Tartanka CECAFA

Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka tartanka CECAFA U17 ee isreeb-reebka Koobka Qaramada Afrika 2026, kaddib markii ay rigoorayaal kaga adkaadeen xulka Rwanda.

Diaspora

All news →

Learn about Galmudug

Districts: Dhusamareb · Galkayo · Hobyo · Adado · Abudwak · El Buur · Harardhere · Guriel

Stay with us

Get the latest Galmudug headlines by email.

We use your email only for this newsletter. Unsubscribe anytime: admin@galmudug.com.

Your opinion

Tell us what you think — about the site, the news, or Galmudug itself. We read every message.